1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka: Ha Is Diiwaangeliyaan Shaqaalaha Ajaaniibta Ee Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ammartay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala dalka inay is diiwaangeliyaan. War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda ayaa lagu sheegay inay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Injineer Yariisow Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Iyo Duqa Muqdisho Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loogu magacaabay Injineer Yariisow. Wareedtada ayaa sidan u qoran: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday Hoteel Ku Yaalla Bartamaha Kabul Afar qof oo hubesan ayaa weerar ku qaaday hotel ku yaallo magaalada Kabuul ee caasimadda Afghanistaan sida ay sheegeen mas’uuliyiin Afghani ah. Hotelka ayaa waxaa lagu magacaabaa InterContinental ciidamada gaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka: Ma Jirto Cid Kale Oo Awood Sharci u Leh Ka Go’aan Gaarista Maqaamka Muqdisho Guddoonka Golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ka gaaray cidda awoodda u leh ka go’aan gaarista maqaamka magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay guddoonka golaha shacabka ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Degmada Balanballe, Galgaduud Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamd Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud. Boqolaal qof oo shacab ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka degmadaasi,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi “Soomaaliya Iyo Somaliland Midna Maanta Dagaal Diyaar Uma aha” Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtey aqalka madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa uu ka hadley arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin nabad-gelyada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maanta Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gaadiidka dadweynaha u diidaya iney isticmaalaan qaar kamid ah waddooyinka ku yaalla magaalada Muqdisho. Gaadiidka dadweynaha ayaa saakay waxaa loo diidayey iney kasoo gudbaan dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Baaq u Direy DFS Iyo Hay’adaha Samofalka Ah Maamulka Khaatumo State ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha samofalka ah in kaalmo degdeg ah lasoo gaaraan dadkii dhowaan ka baracay dagaalladii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Dowladda Xoogga Saari Doonto Dugsiyada Farsamada Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka ku dhaqan degmada Guriceel u sheegay in dowladda ay hirgelin doonto dhammaan adeegyadii bulshada ee degmadaasi. Waxa uu sheegay madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Sidee Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhoweeyay Guriceel, Galgaduud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa gaaray…