1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Dhibaatada Ka Jirta Koonfurta Soomaaliya %65 Somaliland Ayaa Qeyb Ka Ah Maamulka Puntland ayaa sheegay in dhibaatooyinka amni darri ee ka jirta inta badan gobollada dalka ay kaalin weyn ku leeyihiin maamulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya? Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Haile Mariam Desalegn ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Shirkaan ayaa diiradda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Dib u Eegista Waxbarashada Puntland Oo Ka Socda Garoowe Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa ka soconaya shirweynaha dib u eegista waxbarashada Puntland oo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Leh Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Dhuusamareeb Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la leh maanta oo Arbaco ah bulshada ku dhaqan degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Madaxweynaha ayaa habeenkii xalay ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Lagu Dhammeystiri Lahaa Heshiikii Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Dib u Dhacay Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgduud ayaa waxay sheegayaan in uu dib uga dhacay maanta shirkii lagu madalsanaa in lagu dhammeystiro heshiiskii Galmudug iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Booliiska Oo Soo Bandhigay Rag Dhac u Geysan Jiray Dadka Shacabka Ah Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay rag la sheegay iney yihiin burcad habeenkii dadka taleefannada ka qaadan jiray. Ragga lasoo qabtay tiro ahaan waa Afar, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Dhuusamareeb Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa la filayaan in saacadaha soo aadan ee maanta ay gaaraan degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Taabit Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dhuusamareeb Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho taabit Cabdi Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha “Dowladda Waxay Dedaal Dheer Gelisay Xasillinta Deegannada Galmudug” (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay go’antahay nabadeynta Galkacyo iyo guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Cadaado Oo u Diyaar Garoobay Soo Dhoweynta Madaxweyne Farmaajo Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa isku diyaariyey soo dhoweynta madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ku wajahan magaaladaasi. Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa…