2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maxaabiis Laga Soo Daayey Xabsiyo Ku Yaalla India Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo gudoomiye ku Xigeenka labaad ee Goloha Shacabka Soomaaliya, Mahad Cabdalle Cawad, ayaa caawa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Kormeeray Xerada 21-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta wuxuu kormeeray xerada 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, taasi oo ku taalla degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Kulan Degdeg Ah Ka Yeeshay Xiisadda Tukaraq Kulan ay yeesheen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa lagaga hadlay xiisadda ka jirta deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. War-saxaafadeed kulankaasi laga soo saaray, islamarkaana uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed Oo Sheegay In La Billaabay Dhismaha Garoonka Iyo Dekadda Baraawe Mas’uuliyiin ka socotay maamulka K/galbeed ayaa kormeer waxay ku tageen degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana ay sheegeen in la bilaabay dhismaha garoonka iyo dekadda magaaladaasi. Xubnaha tagay Baraawe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Jubbaland Iyo AMISOM Oo Qaraxyo Lagula Eegtay Duleedka Kismaayo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxyo Miino oo lala eegtay ciidamo ka kala tirsan Jubbaland iyo AMISOM, gaar ahaan kuwa Kenya, kuwaa oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Bogaadiyey Kaalinta Culimada Iyo Dhallinyarada Ee Howlaha Dib u Heshiisiinta Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku ammaanay culumada iyo dhallinyarada Gobalka Galguduud dadaalka ay ku bixinayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo La Filayo In Lagu Dhammeystiro Dhuusamareeb Sida qorshaha yahay, maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud lagu dhammeystiro heshiiskii Ahlu-sunna Waljameeca iyo maamulka Galmudug. Waxaa degmada Dhuusamareeb ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shir Looga Hadlayey Arrimaha Gargaarka Ee Bini’aadannimada Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ahee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shirk ay soo qaban qabiyeen ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, kaa soo looga hadlayay qorshaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Goofgaduud Buurey: Al-shabaab Waxay Gubeen Saldhiggii Iyo Nalalkii Ku Shaqeynayey Cadceedda Maamulka deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa sheegay in dagaalyahannada Al-shabaab ay awood uga saareen deegaankaasi oo dagaalyahannadan shalay ay la wareegeen. Guddoomiyaha deegaankaasi Xasan Isaaq oo wareysi isiiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Maamullada Puntland Iyo K/galbeed Oo Gaaray Dhuusamareeb Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo K/galbeed ayaa maanta waxay gaareen degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, halkaasi oo uu ku sugan yahay madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug…