1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaallo Ciidamada DFS Iyo Kuwa Al-shabaab Ku Dhexmaray Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Ceelka Geelow ee Shabellaha Dhexe, kaasi oo khasaare kala duwan ka dhasheen. Dagaalyahannada Al=-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Lagu Dilay B/weyne Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen askari ka tirsan Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya. Askarigan ayaa lagu dilay xaafadda Xaawo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Midnimo Ugu Baaqay Shacabka Gobolka Mudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee magaalada Gaalkacyo isaga oo shacabkii soo dhaweeyay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cabaas: Israel Waxay Ku Tumatay Heshiiskii Oslo Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa sheegay in Israel ay ku tumatay heshiiskii Oslo oo ay la gashay Falastiin,waxaa uu ku tilmaamay qorshaha madaxweyne Trump ee nabad-galyada bariga dhexe inay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Koonfurta Gaalkacyo Dadweyne aad u badan ayaa Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug waxay kusoo dhoweeyeen madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar kamid ah gobollada dalka. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Iyo Somaliland Oo Ciidamo Badan Ku Daabulay Nawaaxiga Tukaraq Maamullada Puntland iyo Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo badan ay ku daabuleen deegaanno ka tirsan gobolka Sool, gaar ahaan duleedka deegaanka Tukaraq ee gobolkaasi. Wararka ay helayso Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamo Ka Tirsan DFS Oo Qarax Lagula Eegtay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa xoogga dalka lagu eegtay nawaaxiga Haanta Dheer, degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Mid Kamid Ah Musharraxiintii Madaxweyne Ee Doorashadii 2017 Oo Dhaliilay Hannaanka Shaqo Ee DFS Siyaasi Saciid Ciise Maxamuud oo kamid ah raggii u tartamay xilka madaxweyne ee dalka doorashadii 8 February 2017 ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News wuxuu ku sheegay in markii doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim: Madaxda Kale Ee DFS Iyaguna Gobollada Dalka Ha u Safraan (Dhageysi) Danjire Maxamed Maxamuud oo wax ka qora arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in safarka madaxweynaha uu gogol xaar u noqon karo rajada nidaamka Axsaabta badan ee 2021-ka. Wareysi uu caawa siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waa in Galkacayo Ay Noqoto Meesha Ay Ka Billaabato Nabadeynta Iyo Dib u Heshiisiinta Shacabka Soomaaliyeed” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa isaga oo ku sugan magaalada…