Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Waddo Furis Ah Ka Bilaabay Hiiraan Sheeko:Dalka Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo waddo furis ah waxay ka bilaabeen inta u dhaxeysa degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne ee Hiiraan. Afhayeenka maamulka gobolka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Xarigga Ka Jaray Garoonka Diyaaradaha Ee Garoowe Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo hoggaamiyaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xarigga ka jaray garoonka caalamiga ah ee Garoowe. Garoonkaan oo si heer caalami…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Socda Sool Dagaal xooggan, una dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa goor dhow ka bilowday deegaan lagu magacaabo God Qaboobe oo ku dhow deegaanka Takaraq ee Sool, halkaasi oo ay saakay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Goobaha Laga Cuno Raashiinka Wadaniga Oo Kusoo Badanaya Hargeysa Waa mid ka mida maqaaxiyahay sida weyn looga cuno cuntooyinka wadaniga ah waana dalagyada ka soo go’a wadanka ee magaalada Haegeysa. Waxaana inta badan maalintii halkaan yimaada dad tiro badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Somaliland Oo Dagaal Ku Qabsaday Deegaan Ka Tirsan Gobolka Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay dagaal ku qabsadeen deegaanka Tukaraq oo markii hore ay ku sugnaayeen ciidamada Puntland. Saakay aroortii ayaa la xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Xoogga Dalka Oo Sheegay In La Dhameystirayo Dib u Heshiisiinta Gaalkacyo Talliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed C/weli Jaamac Gorod oo shalay isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo gaareen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso nabadeyntii laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaarahada Garoowe Oo Maanta Xarigga Laga Jarayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo uu xarigga ka jaro garoonka diyaarahada ee Garoowe. Waxaa la dhameystiray dhismaha garoonka diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo “Dhaqaalaha Magaca Soomaaliya Lagu Keeno Meel Gaar Ah Malahan” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo shir guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland oo ay sidoo kale ka qeybgaleen wasirro ka tirsan xukuumadda Federaalka ayaa sheegay in guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Ka Socda Sudan Dalka Suudaan waxaa ka socda dibad-baxyo looga soo horjeedo sare u kaca ku yimid cuntada quuta daruuriga ah waxaana la xadidey sidoo kale rootiga. Mas’uuliyiin iyo goob joogayaal ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Garoowe Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,…