Saddex Kamid Ah Raggii Weerary Hotelka Naasa Hablood 2 Oo Nolosha Lagu Qabtay Sheeko:Dalka Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay iney gacanta ku dhigtey Saddex kamid ah raggii weerarka ku qaaday Hotelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho. C/casiis Xildhibaan oo ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydad Hor Leh Oo Laga Soo Saaray Hoteelka Naasa Hablood 2 Ee Muqdisho Wararka ka imaanaya Hoteelka Naasa Hablood 2, degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Meydad hor leh laga soo saaray halkaasi oo gabal dhacii shalay ay weerar ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Madoobe Nuuno Oo Kamid Noqday Dadkii Ku Dhintey Weerarkii Naasa Hablood 2 Wasiirkii arrimaha gudaha ee maamulka K/galbed Madoobe Nuunow Maxamed ayaa la xaqiijiyey inuu kamid noqday dadkii xalay ku dhintey weerarkii ka dhacay hoteelka Naasa Hablood 2, degmada X/weyne ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Weerarkii Naasa Hablood 2 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday Hoteel Naaso hablood. Madaxweynahu waxa uu Alle uga baryey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Ku Burburtay Afghaanistaan Oo Ay Ku Dhinteen Ciidamo Maraykan Ah Ururka gaashaabuurta Naato ayaa sheegay in hal askari oo Mareykan ah uu dhinty, halka lix kale ay dhaawacmeen ka dib markii diyaarad Helokobter ah ay kula dul burburtay gobolka Lagor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Ka Dhex Dagaallamaya Hoteelka Naasa Hablood 2 Ee Muqdisho Rag hubeysan oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa ka dhex dagaallamaya Hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho. Ciidamada dowladda ayaa wada howlgal ballaaran oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Kamid Noqday Dadkii Ku DhinteY Qaraxii Naasa Hablood 2 Xildhibaan hore C/naasir Garane Aadan yaa kamid noqday dadkii ku dhintey qaraxii galabta ka dhacay Hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho. Allaha u naxariistee wuxuu Gaarane kamid ahaa dadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyadii Galabta Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo qarax gaari oo gabal dhacii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan ka kala dhacay banaanka Hotelka Naasa Hablood 2 ee degmada X/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Lala Xiriirinayo Al-shabaab Ciidamada Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen buuraha Calmadow, waxay kusoo qabteen rag ay sheegeen iney ka tirsan yihiin Xaarkada Al-shabaab. Howlgalkaan oo ahaa mid si saf ballaaran ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maanta Dib Uga Dhacay Maanta oo Sabti ah waxaa lagu waday in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada dalka, kaasi oo looga hadli lahaa arrimo badan, balse maanta dib…