Booliska Mareykanka Oo Qoryo Iyo Waxyaabaha Qarxa Ka Helay Guriga Ninkii Fuliyey Weerarka Steven Vegas Sheeko:Dalka Booliska Mareykanka ayaa toban iyo sideed qori iyo waxyaabaha la isku qarxiyo ka helay guriga uu deganaa ninkii fuliyey weerarkii Steven Vegas. Ninkaani ayaa hubka doran dooriga u dhaca waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Loo Xirey Weeraro Ka Dhacay Canada Saraakiisha ammaanka Canada ayaa waxay gacanta ku dhigeen nin Soomaali ah kaasi oo lala xiriirinayo weeraro ka dhacay magaalada Edmonton oo ay ku waxyeeloobeen ku dhawaad shan qof. Ninkaan Soomaaliga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Seeko: Galmudug Yaan Loo Horseedin Qalqal Siyaasadeed (Dhageyso) Siyaasi Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in khilaafka ka dhex jira dowladda dhexe iyo Galmudug ay ka horreyso arrimo siyaasadeed oo Galmudug ka dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/qeybdiid “Waxaan Xoogga Saarnay In Gacan Ka Hadal Aanu Ka Dhicin Cadaado” (Dhageyso) Senator Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in Cadaado ay ka raraan malleeshiyaad aan ka amar qaadan Galmudug. Qeybdiid oo kamid ah Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: K/galbeed Oo Ku Celisay Diidmada Shirarka Siyaasadeed Ee Lagu Qabto Baydhabo Maamulka K/galbeed ayaa mar kale ku celiyey in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay aan lagu qaban karin shir siyaasadeed aanu maamulka ka war hayn. Afhayeenka maamulkaasi Nuuradiin Abukar Gacma…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Catalonia Oo Ka Go’ay Dalka Spain Hogaamiyaha xukuumadda gobolka Catalonia,Karlis ayaa sheegay in gobolka uu hadda helay xaqiisa waxaa uuna noqday dowlad madax banaan, ka dib markii afti loo qaaday taasi oo markii hore dowladda Spain ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: 25 Xildhibaan Oo Maxkamad Looga Yeeray (Akhriso) Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Galmudug Yaxye Sheekh Cali ayaa soo saaray qoraal uu ugu yeerayo 25 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi. Xubnaha loo yeeray waxaa ku jira guddoomiyaha baarlaamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Madaafiic Lagu Weeraray Garoonka Diyaaradaha Ee Baydhabo Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic habeenkii xalay ahaa lagu weeraray garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wararku waxay sheegayaan in saqdii dhexe ee xalay ay shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe Oo Kahor Yimid Hadal Ra’iisul Wasaare Kheyre Ka Sheegay QM Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ku dhaliilay hadal kamid ahaa khudbaddii uu dhowaan ka jeediyey xarunta golaha loo dhan yahay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Geelle “Dowladda Federaalka Ayaa Qaadeysa Mas’uuliyadda Wixii Ka Dhaca Cadaado” Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in dowladda dhexe ay qaadi doonto mas’uuliyadda wax walbo oo ka dhaca degmada Cadaado. Xildhibaanka oo wareysi siiyey…