1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nabadoon Axmed Diiriye Oo Madaxda Galmudug Ugu Baaqay Xasilooni Siyaasadeed Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Galmudug ayaa ugu baaqay madaxda Galmudug iney la yimaadaan xasilooni siyaasadeed. Nabadoonka oo wareysi siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddoomiyaha Cusub Ee Galgaduud Oo Sheegay In Uu Wax Ka Qabanayo Amniga Iyo Abaaraha Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Galgaduud Nuur Axmed Xasan oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in uu la imaan doono isbedallo shaqo oo gobolka ah. Guddoomiyaha ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo Ku Eedeysay Dowladda Dhexe Isku Dirka Xildhibaannada Maamulkaasi Maamulka K/galbeed ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iney waddo qorshe ay isugu direyso xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi. Wasiirka Dastuurka ee maamulkaasi, C/laahi Sheekh Xasan oo la hadlay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ka Digtey Weeraro Al-shabaab Ka Geystaan Mandheera Dowladda Kenya ayaa ka digtay suurtagalnimada weeraro ay dagaalyahannada Al-shabaab ka geystaan magaalada Mandheera ee gobolka NFD. Waxay dowladani sheegtay iney jirto cabsi ku aadan weeraro ka dhaca Mandheera iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tobaneeyo Qof Oo Ku Geeriyootay Duqeyn Ka Dhacday Suuriya Tobaneeyo rayid ah oo is kugu jira caruur iyo haween ayaa ku dhintay duqeymo cirka ah kuwaas oo laga fuliyey goob ay u suganyihiin mucaaradka hubeysan ee magaalada Idlib waqooyi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Qaraxii Galabta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxan ku geeriyootey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Ku Baaqay In Meel Looga Soo Wada Jeesto Al-shabaab Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib, socdaal uu ku tagey dalka Mareykanka oo uga qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-murtiyeedka Wadahadalladii Burbruay Ee Galmudug Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee wadahadalka ka dhex waday maamulka Galmudug oo madaxdiisa sare harreeyay khilaafka ayaa soo saaray War-murtiyeed ay kaga hadlayeen waxyaabihii ay la kulmeen. Waxaa bubruray wadahadalladii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaari la sheegay in laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow wuxuu ku qarxay meel ku dhow isgoyska bacadlaha degmada X/weyne ee magaalada muqdisho. Qarxan oo ahaa mid xooggan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Booliiska Oo Soo Bandhigay Rag La Sheegay In Muqdisho Ku Daadin Jireen Warqado Lagu Cabsi Gelinayo Shacabka Taliska Booliiska Soomaaliyeed dugsiga Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxay kusoo bandhigeen Seddex qof oo la sheegay in magaalada Muqdisho ay ku daadin jireen warqado dadka lagu qalqal gelinayo. Goobta…