1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Mudug Oo Baaq u Direy Madaxda Galmudug Haweenka gobolka Mudug ayaa ka codsaday madaxda maamul goboleedka Galmudug inay khilaafkooda wada xaajood ku xalliyaan. Guddoomiyaha haweenka gobolkaasi Maymuun Cali Nuur ayaa ugu baaqday madaxda Galmudug iney eegaan aayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Degmada Qanasaxdheere Ee Baay Oo Gurmad Bini’aadannimo u Baahan Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyay xaaladda nolosha ee qoysaska degmadaasi. Guddoomiyaha Qansaxdheere Aadan Cabdi Qooqane ayaa u sheegay Goobjoog in weli ay degmada dadka ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Waxgarad Eedeeyay Dowladda Kenya Odayaasha dhaqanka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa dowladda Kenya ku eedeeyay inay caado ka dhigatay duqeynta dadka shacabka ah. Nabadoon Faarax Hire Guhaad oo kusugan Baardheere ayaa Goobjoog u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaawacyada 7 Qof Oo Shacab Ah Oo La Gaarsiiyay Isbitaalka Degmada Baardheere, Gedo Ku dhowaad 7 qof oo ku dhaawacmay duqeymo diyaaradaha dagaalka Kenya ay ka geystay Gobalka gado ayaa maanta la gaarsiiyay degmada Baardheere. 6 qof ayaa Goobjoog loo xaqiijiyay in duqeymahani…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xildhibaannadii Gaaray Cadaado Oo La Kulmay Xaaf Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxaana hoggaaminayey guddoomiye ku xigeena 1-aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO:- Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Ka Hadlay Arrimo Ay Kamid Tahay Xiisadda Galmudug Madaxda maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland, K/galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug ayaa qoraal ay si wadajir ah usoo saareen waxay kaga hadleen xiisadaha siyaasadeed ee ka jira Galmudug, go’aanka dowladda ka qaadatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayahii Ururuka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Muqdisho Rag hubeysan ayaa goor dhow waxay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ku dileen Canab C/laahi Xaashi oo ahayd xoghayihii ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale halkaasi ku dhintey Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Maxamed Xaaji “Dowladda Farogelinta Haka Deyso Galmudug” Mid kamid ah siyaasiyiinta Galmudug ayaa dowladda ku eedeeyay inay fargalin ku heyso dowlad goboleedka Galmudug. Maxamed Xaaji Xuseen oo horey u soo noqday wasiirka arrimaha gudaha maamulkii Ximan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cosoble “Dowladda Federaalka Waxay Dumineysaa Maamul Goboleedyada” Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaaliya ay ku howlan tahay duminta maamul goboleedyada dalka. Cosoble oo u waramay Goobjoog Fm, isaga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Washington kula Kulmay Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Wasaaradda difaaca Mareykanka kula kulmay Ku xiggeenka Xoghayaha Gaashaandhiga Mareykanka Patrick Shanaha, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga…