1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Diyaarad Gaar Ah Magaalada Muqdisho Uga Qaadey Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u amba baxay dalka Boqortooyada Sucuudiga. Safar shaqo oo qaadanaaya muddo labo maalmood ah ayaa Madaxweynaha iyo wafidigiisu ay ku tagaayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Sheegtay Iney La Wareegeen Deegaanka Tarako Ee Gedo Xarakada Al-shabaab ayaa sheegay iney la wareegeen deegaanka Tarako ee gobolka Gedo, halkaasi oo gelinkii dambe ee shalay isaga baxeen ciidamada Kenya. Qoraal ay Al-shabaab soo dhigeen baraha ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Cadaado “Caruurtiina Haddii Ay Hoos Joogaan Kuweenna Yaan Qoraxda Loo Saarin” Odoyaasha dhaqanka degmada Cadaado ayaa kulan ay yeesheen waxa ay kaga digeen qalalaase ka dhaca degmadaasi, waxaana ay ku baaqeen xasilooni siyaasadeed. Waxay odoyaashaan sheegeen in aysan aqbali doonin xasilooni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Muxuu Madaxweyne Xaaf u Mamnuucay Kulamada Siyaasadeed Ee Ka Dhaca Cadaado? Warsaxaafadeed kasoo Baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa Lagu Mamnuucay kulamada, gaar ahaan kuwa siyaasadda la xiriir ee aan fasaxa looga heysay maamulka. Warka qoraalka ah ayaa lagu sheegay in wasaaradda amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaanno Sheegay Iney Ku Howlan Yihiin Xalinta Khilaafka Madaxda Maamulkaasi Xildhibaanno ka tirsan Galmudug ayaa sheegay inay ku howlan yihiin xallinta khilaafka madaxda sare ee maamulkaasi. Kulamo ayaa Cadaado uga soconaya madaxda u sarreysay sida Madaxweyne Axmed Ducaalle Xaaf, ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Caawa Ka Dhacay Degmada Warta Nabadda Ee Magaalada Muqdisho Qarax xooggan ayaa caawa waxa uu ka dhacay Isgoyska Cali Kamiin, degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, kasi oo khasaare geystay. Warar kala duwan ayaa waxay kasoo baxayaan qaraxan waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Washington kula kulmay Madax ka tirsan Bangiga Adduunka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ku sugan yihiin dalka Maraykanka ayaa la kulmay Sarkaalka ugu Sarreeyo Fulinta Bangiga Adduunka, ayago…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Muqdisho Kula Kulmay Ururada Bulshada Rayidka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah ee dalka. Kulankan oo lagu xoojinaayey xiriirka wada shaqayneed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasare Ku Xigeenka Dalka Oo Kormeeray Isbitalka Digfeer Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta booqday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Wuxuna kormeer ku sameeyey qeybaha gargaarka deg degga, qololka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Qorsheyneysa Iney Dib Usoo Celiso Maraakiibtii Dalka Gudoomiyaha Hay’adda cilmi baarista Badaha Soomaaliyeed Admiraal Faarax Qare ayaa sheegay In Dowladdu aysan wax taageero ah siinin Hay’adda Cilmi baarista Badaha Soomaaliyeed. waxa uu dalbaday in la helo Dad…