1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Faah Faahin Laga Helayo Shil Ka Dhacay Degmada Shibis Ee Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helaya shil gaari oo saakay ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari nooca loo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Fiqi “Sharciga Saxaafadda Wuxuu u Egyahay Sharciga Xilligii Milatariga” Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo kamid ah mudanyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xeerka saxaafadda ee shalay la horgeeyay golaha wax ka bedalkiisa inuu yahay mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Museveni Oo Sheegay In AMISOM Aysan Shaqaale u Ahayn QM Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta ah ka wada Soomaaliya aanay shaqaale u ahayn Qaramada Midoobay, ayna yihiin ciidankaasi kuwo ay leedahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay In Maamul Goboleedyada Kala Tashato Siyaasadda Dibadda Diblumaasi Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda federaalka lagaga baahan yahay in maamullada dalka ay iskaashi kala sameyso wada xaajoodyada caalamiga ah. Diblumaasi Maxamed Maxamuud Nuur ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Bariga Gobolka Mudug Wararka saakay oo Axad ah ka imaanaya Bariga gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug ay ka jirto halkaasi. Habeenkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Kulamo La Leh Waxgaradka Degmada Buuloburde, Hiiraan Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha ayaa la kulmaya qeybaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dibadbax Lagu Tageerayo Go’aankii Xaaf Ee Xiisadda Khaliijka Oo Ka Dhacay Cadaado Shacab badan ayaa maanta waxay dibadbax ay ku taageerayaan go’aankii uu madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu ka qaatay xiisaddii Khaliijka waxay ka dhigeen degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Duleedka Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in duleedka magaaladaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaalkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Media Group Oo Ka Digeysa Website Lagu Sumcad Dilayo Shirkadda Goobjoog Media Group oo ilaalineysa kalsoonida ay ku qabaan bulshada, waxaa ay uga digeysaa shacabka Soomaaliyeed Website la magac baxay Goobjoogbusiness.com oo si sharci darro ah hawada ku soo galay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Jowhar Oo Saameeyay Qoysas Barakacayaal Ah Barakacayaal ku sugan degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay inuu saameeyay roob Labadii cisho ee lasoo dhaafay ka da’ay magaaladaasi. Dadkaan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa…