1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Gedo Oo Sheegay In La Furayo Waddooyinka u Xiran Al-shabaab Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ee gobolkaasi looga baahan yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku furaan waddooyinka u xiran Al-shabaab iyo sidoo kale in laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Cadaado Oo Walaac Ka Muujiyey Khilaafka Cusub Ee Madaxda Galmudug Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa walaac ka muujiyey khilaafka kasoo dhex cusboonaaday hoggaanka maamulka Galmudug, kadib is faham waa ka dhashay go’aan laga gaaray xiisadda Khaliijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In La Xalinayo Khilaafka Madaxda Galmudug Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay xal degdeg ah u raadin doonaan khilaafka hadda ka dhex taagan madaxda ugu sarreysa ee maamulka Galmudug. Xildhibaan Mahad Cilmi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka Ee Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa Muqdisho ku soo gabagaboobay kadib Labo cisho oo uu socday. La-taliyaha Arrimaha Warfaafinta, Xiriirka, iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Muranka Maraykanka Iyo W/kuuriye Ku Micneeyay Kan Carruurta Oo Kale Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka ayaa ku tilmaamay dagaalka afka ah ee u dhaxeeya madaxweynaha Mareykanka Donald j Trump iyo hogaamiya kuuriyada waqooyi Kim Jong-un muranka ka dhaxeeya oo kale ilmaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda Shiinaha Wang Yi, waxana ay ka wada hadleen iskaashiga labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Madaxda Galmudug Oo Ku Kala Qeybsamay Go’aankii Xiisadda Khaliijka Madaxda ugu sarreysa maamulka Galmudug ayaa ku kala qeybsan go’aan xalay kasoo baxay xafiiska madaxweynaha maamulkaasi Mudane Xaaf, kaasi oo lagula saftay xulufada Sacuudiga. War-saxafadeed ay si wadajir ah usoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Muqdisho Uga Furmay Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka Dowladda Federaalka Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba mar la qabto, shirkan oo ay soo qabanqabisay Wasaaradda Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada B/weyne Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Maamulka gobolka Hiiraan,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda: Dowlada Federaalka Oo Kaliya Ayaa Awood u Leh Go’aan Ka Gaarista Arrimaha Dibedda Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar). Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa…