1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Oo Ku Kulmay New York Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uga qeyb galayo shirka Golaha ammaanka. Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Jeyte Cismaan Oo Mar Kale Loo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Hiiran Warar ay Goobjoog News heshay ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha cusub ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare uu mar kale xilka guddoomiyaha Hiiraan usoo magacaabay Cali Jeyte Cismaan. Madaxweynaha ayaa xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Khaad Loo Wado Deegaannada Soomaali Galbeed Oo Laga Soo Dejiyey Buuhoodle Maalintii Labaad waxaa magaalada Buuhoodle kasoo degtay diyaarad Khaad u sidda deegaannada Soomaali Galbeed, kadib markii uu cirka isku shareeray dagaalka u dhaxeeya Soomaalida iyo Orormada. Khaatkaan ayaa laga keenay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo War Kasoo Saaray Dagaalka u Dhaxeey Soomaalida Iyo Oromada Dowladda Maraykanka ayaa ka hadashay dagaalka u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada, kaasi oo ka dhacay gudaha dalka iyo Itoobiya iyo gobolka Soomaali Galbeed. Safaaradda Maraykanka ku leeyahay magaalada Addis Ababa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN: Xaggee Looga Dacwoodaa Dowladda Haddii Ay Qalad Gasho? Tani waa dhacdada Sida maalin laha ah ay la kulmaan Bulsho ku nool dal ruuxa xilka haya aysan jirin Meel looga Dacwoodo, hadana dhibaatada uu geysto ay joogto tahay. Qaran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo Qiil u Yeeshay Taageeradoodii Sacuudiga Iyo Imaaraadka Maamulka K/galbeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababta keentay iney taageeraan xulufada Sacuudiga, walibana ay kasoo horjeestaan go’aankii dowladda dhexe ay ka qaadatay khilaafka dalalka Khaliijka. Afhayeenka maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Khudbad Ka Jeedin Doona Shirka Golaha Guud Ee QM Shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa maaanta ka furmaya magaalada New York ee dalka Maraykanka, waxaana madaxda ka qeybgalaya kamid ah Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Khasaare Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Degmada Warta Nabadda Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa shil khasaare geystay oo goor dhow ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Siinaay gaar ahaan dhanka degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Mooto kuwa Seddexda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Miino la sheegay iney dhulka ku aasneyd ayaa lagu qarxiyey askar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo u Ambabaxay Maraykanka Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay ka amba baxeen magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeday dalka Maraykanka.…