1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Taageertay Go’aankii Xulufada Sacuudiga Ee Qatar Maamulka K/galbeed ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku taageeray go’aankii dowladaha Sacuudiga iyo qaar kamid ah kuwa Khaliidka ku xayireen dowladda Qatar. War-saxaafadeedkan ayaa ku qornaa English, waxaana lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:War AKHRISO: Guddoomiye Jawaari Oo Magacaabay Guddi Baara Arrinta Qalbi Dhagax Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa magacaabay guddi ka kooban 15 xubnood, kuwaa oo soo baara arrinta Qalbi Dhagax. Guddoomiye Jawaari ayaa qoraal uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Xoojineysa u Gurmashada Dadka Ay Abaartu Saameysay Wasaaradda gargaarka ee Galmudug ayaa sheegtay in ay Labo jibbaari doonaan gurmad Bini’aadannimo ee la gaarsiinayo dadka ay abaaruhu asiibeen. Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Mahad Maxamuud Cali oo wareysi siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Nin La Sheegay Inuu Is Deldelay Oo Laga Helay Galgaduud Meydka Nin la sheegay inuu is deldelay ayaa laga helay duleedka deegaanka Ceeldheere oo u dhaxeeya degmooyinka Dhuusmaareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud. C/raxmaan C/laahi Raage oo ah guddoomiyaha deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Lagu Diley Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug loogu geystay nin la shegay inuu kamid ahaa shaqaalaha wasaaradda maaliyadda ee maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hailemariam Desalegn Oo Ka Hadlay Colaadda u Dhaxeysay Soomaalida Iyo Oromada Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa si kulul wuxuu uga hadlay rabshadaha kasoo cusboonaaday gudaha dalka Itoobiya kuwaasi oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada. Waxa uu sheegay in marka…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ayaa maanta oo Isniin ah waxay yeelan doonaan kulankoodii caadiga ahaa, waxaana looga hadli doonaa arrimo dhowr ah. Ajendaha kulanka xildhibaannada golaha shacabka ayaa ah akhrinta Koowaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiyada Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday Xarunta Akaadeemiyada Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed oo ku taal magaalada Muqdisho. Waxuuna balan qaaday in dawladiisu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh “Waxaa Naga Go’an Inaan La Shaqeynno Guddiga Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxabanaan Ee Dastuurka” Waasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeelatay Guddiga Kor-joogteynta Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista Dastuurka. Kulanka ayaa ku saabsanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Taliyahii Nabad Sugidda Degmada Kaxda Oo La Diley Rag hubeysan ayaa rasaas ku furey gaari uu la socdey taliyahii Nabad sugidda degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho xilli uu marayey degmada Dharkeenley. Wararka waxay sheegayaan in dhaawac halis ah…