1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dagaal Ku Galay Degmada Ceelwaaq Ee Gedo Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in saakay waabarigii ay dagaal ku qaadeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Ciidamada dowladda ee ku sugnaa degmadaasi ayaa la sheegay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Maxamed Cumar “300 Oo Soomaali Ah Ayaan Ka Badbaadinnay Oromada” Madaxweynaha maamulka Soomaali galbeed, Cabdi Maxamed Cumar ayaa sheegay in dadka Oromada ah laga soo badbaadiyey 300 qof oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo halis ugu jiray in la dilo. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Juxa: Dowladda Cid Ay u Wadato Doorashada Hirshabelle Ma Jirto Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay dhex dhexaad ka tahay doorashada maanta la filayo iney ka dhacdo magaalada Jowhar.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Labo Askari Oo Lagu Dilay Degmada Afgooye Rag ku hubysan Bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ku dileen Labo askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda. Askartan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Magacyada Xubanaha Ku Tartamaya Doorashada Hirshabelle Saacado kadib waxaa magalaada Jowhar ka bilaaban doonta doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle, waxaana ku tartami doona Sideed musharrax. Musharraxiinta tartamaya qaarkood horey ayeey xilkaan ugu soo tartameen, qaarna xilal kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Maanta La Dooranayo Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ay doortaan madaxweynaha maamulkaasi, kadib xil ka qaadistii Cali Cabdullaahi Cosoble. Waxaa laga dareemayaa magaalada Jowhar qabanqaabada guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaanka Kuunya Barow ee gobolka Shabellaha Hoose. Maamulka degmada Baraawe ee Shabellaha Hoose ayaa sheegay in duqeyntaan ay fuliyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Shabellaha Hoose Oo Xal u La Dagaal Beeleedyada Kusoo Noqnoqday Gobolkaasi Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney xal u la yihiin dagaal beeleedyada kusoo noqnoqday deegaannada gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka ammaanka gobolkaasi Cali Nuur oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkish Airlines: Soomaaliya Waxey Kamid Tahay Meelaha Aan Faaidooyinka Ugu Badan Ee Caalamka Ka Sameynno Madaxa shirkadda Turkish Airlines u qaabilsan dalka Kenya oo Reuters la hadlayay ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu kamid yahay dalalka ay shirkadda faaidooyinka ugu badan ka sameyso. “Soomaaliya waxey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Wasiir Taageeray Dhiibistii Qalbi Dhagax Oo Xilka Laga Qaaday Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar ayaa xilkii ka qaaday wasiiru dowlaha madaxtooyada ee xiriirka gobollada Puntland, Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan. Wareegatada xilkaan looga qaaday wasiiru dowlaha ayaa…