1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Lacago Been Abuur Ah Oo Lagu Qabtay Boosaaso Ciidamada Puntland ayaa maanta waxay Koontaroolka Boosaaso ku qabteen gaari siday lacag shilin Soomaali ah, islamarkaana ah mid been abuur ah oo la doonayey in magaaladaasi la geliyo. Waxay ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Doorashada Hirshabelle Waxay Guul u Tahay Umada Soomaaliyeed Oo Dhan Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhoweeyay madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, kaasi oo shalay lagu doortay magaalada Jowhar. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Gaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare “Waxaan Furi Doonnaa Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo B/weyne” Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay shaqooyinka ugu horreeya ee uu qaban doono maamulkiisa, maadaama maalintii shalay ahayd loo doortay xilkaan. Waare ayaa sheegay in waxqabadkiisa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Soo Dhoweysay Doorashadii Hirshabelle Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweysay doorashadii madaxweynaha Hirshabelle ee maalintii shalay ahayd ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. War-saxaafaded laga soo saaray xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalyahanno Al-shabaab Ah Oo Dagaal Ku Qabsaday Deegaanka Kalabeyr Ee Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay saakay aroortii weerar xooggan ku qaadeen deegaanka Kalabeyr oo ku dhow magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Muxuu Ka Yiri Doorashadii Hirshabelle? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobolleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Awaare. Madaxweyne Farmaajo waxa uu bogaadiyeya hannaankii ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Hambalyo u Dirtay Madaxweyne Waare Maamulka Galmudug ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, kaasi oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. War-saxaafadeed kasoo badaxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Guddiga Taakuleynta Ciidamada Qalabka Sida Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka, waxana kulankani looga hadlay dar-dar gelinta howlaha muhiimka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cabdi Waare Oo Loo Doortay Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Waxaa lasoo gabagabeeyay doorashada madaxweynaha Hirshabelle, iyadoo xildhibaannada baarlamaanka ay madaxweyne u doorteen Maxamed Cabdi Waare. Doorashada oo ahayd mid adag ayaa gaartay illaa Wareegga Seddaxaad, waxaana wareegaasi isugu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Bilaabatay Goor dhow waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ka bilaatay doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo ay u tartamayaan 8 musharrax. Xildhibaannada Hirshabelle ayaa toos u gudagalay doorashada, waxaana…