1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Dalka Ugu Yeertay 8 Danjire (Akhriso) Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamig ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ugu yeertay iney kusoo laabtaan 8 danjire oo dalka u fadhiya qaar kamid ah dalalka carbeed iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Ku Fataho Magaalada Jowhar Shacabka ku dhaqan degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa walwal ka muujinaya in fatahaad uu sameeyo Wabiga oo biyo badan keenay. Qaar kamid ah dadka ku dhaqan hareeraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nabadoon Aloore Oo Fariin u Direy Dhinacyada Ku Diriraya Mudug Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed, kana soo jeeda gobolka Mudug ayaa ka hadlay dagaallada xilligaan kasoo cusboonaaday deegaanno kamid ah gobolkaasi una dhaxeeya maleeshiyaad kala taabacsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dr. Axmed Maxamed “Sidey u Dhaqmayaan Maamul Goboleedyada Waa Nidaamkii Hoggaamiye Kooxeedyadii Oo La Casriyeeyay” Dr. Axmed Maxamed Maxamuud oo bartay xiriirka caalamiga ah ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in maamul goboleedyada qaar ay horboodaan dowladda oo ay iloobaan shaqadooda rasmiga ah.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Reer Galmudugow Qoorteenna Ayaa Lagu Dirirayaa” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay farogelin cad ku hayso maamulkiisa, islamarkaana lagu dirirayo qoorta reer Galmudug. Xaaf oo shalay dib ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Mudug Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaallada Kasoo Cusboonaaday Gobolkaasi Waxgaradka ku dhaqan gobolka Mudug, kana soo kala jeeda maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa si wadajir ah waxay ugu baaqeen in la joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay gobolkaasi, taasi oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Qururux Oo Caawa Lagu Diley Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa caawa waxay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal ka tirsana ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Jeneraalka la diley ayaa lagu magacaabayey Cabdulle Maxamuud Qururux,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Qarax Lagula Eegtay Gobolka Bari Askar ka tirsan ciidanka maamulka Puntland ayaa gabal dhacii maanta waxaa qarax Miino lagula eegtay duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Gaari nooca dagaalka ah oo ay saarnayeen ciidamadan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Siyaasi Cabdi Shire “Maamul Goboleedyada Awood Uma Lahan Iney Xiriir La Sameeyaan Dowlad Kale” Siyaasi Cabdi Shire Warsame ayaa ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka dhex taagan maamul goboleedyada qaar iyo dowladda dhexe, waxaana uu sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahanyahay in tilaabo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Waare Oo Gaaray Jalalaqsi, Kulamana La Leh Shacabka Degmadaasi Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gaaray Dagmadda Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan isaga oo kulamo la qaadanaya qeybaha kala duwan ee bulshada. Madaxweyne Waare ayaa maamulka Jalalaqsi, saraakiisha ciidanka…