1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qabiir Dhanka Ammaanka Ah Oo Rajo Ka Muujiyey Waxqabadka Xerada Cusub Ee Turkiga Ka Furtay Muqdisho Korneel Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ah ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey waxqabadka xerada cusub ee ciidan, taasi oo shalay dowladda Turkiga ka furatay magaalada Muqdisho. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Dagaallada Kusoo Noqnoqday Hirshabelle Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, lagana soo doortay deegaannada Hirshabelle ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu soo dhoweynayey madaxweyne Maxamed Cabdi Waare, iyaga ugu baaqay inuu la yimaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabanqaabada Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Ka Socota Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose waxaa laga dareemayaa qabanqaabada shir dhowaan la filayo in halkaasi uga furmo madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe. Shirkaan waxaa qabanqaabiyey maamulka Jubbaland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Sheegay Iney Xilka Ka Qaadeen Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug oo habeenkii xalay ahaa kulan ku yeeshay degmada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug ayaa sheegay iney xilkii ka qaadeen madaxweyne ku xigeenka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Sawirro: Guddoomiye Jawaari Iyo Dhiggiisa Masar Oo Ka Wada Hadal Xiriirka Labada Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku sugan dalka Masar ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaasi Cali Abdel Aal. Kulanka oo saacado qaatey ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ciidamo Badan Oo Laga Saaray Degmada Cadaado Xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay in degmadaasi ay ka saaraan ciidamo aad u badan oo dhowaan halkaasi siyaabo kala duwan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Xarigga Ka Jaray Saldhigga Milatari Ee Turkiga Ka Furtay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri ee Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu tababari doono Ciidanka Xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Gubay K/Africa Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xarun ganacsi oo ku taalla dalkaasi waxay ku gubeen muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo lagu magacaabayey C/laahi Maxamed Cali. C/laahi ayaa dukaankaan wuxuu ka ahaa waardiye,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Sababaeeyay Taageeradoodii Xulufada Sacuudiga Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sababeeyay sababihii maamulkooda uu ku taageeray xulufada Sacuudiga iyo waxa ay kaga soo horjeesteen dowladda Qatar. Waxa uu sheegay ugu horreyn in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dowladda Oo Lagu Eedeeyay Iney Ku Howlan Tahay Burburinta Maamulka Galmudug Siyaasi ka soo jeeda Galmudug ayaa dowladda dhexe ku eedeeyay inay ku howlan tahay sidii ay ku burburn lahayd maamulkaasi. Axmed Shire Falagle oo horay u soo noqday wasiir ka…