Golaha Shacabka Oo Bilaabay Doodda Qalbi Dhagax Sheeko:War Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay doodad ku aadan dhiibistii C/kariin Qalbi Dhagax. Kulankaan waxaa shir guddoominaya guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxaana soo xaadiray 175 mudane.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo La Kulmay Danjiraha Denmark u Fadhiya Soomaaliya Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa kulan la qaatay danjiraha dawladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Mss Mette Knudsen, kulankani ayaa labada dhinac waxa ay kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baay: Dagaalyahanno Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Dowladda Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen Labo nin oo ka tirsanaa dagaalyahannada Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha degmadaasi Aadan Cabdi Qooqane oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Qarax Lagula Eegtay Duleedka Dhoobley, Jubada Hoose Qarax Miino ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo Kenyan ah lagula eegtay duleedka degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose. Ciidamadan ayaa marayey sida la sheegay inta u dhaxeysa Dhoobley iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay deegaanka Farlibaaax ee Hiiraan. Ciidamada dowladda ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Soomaalida K/Afrika Oo Kahor Yimid Dhiibistii Qalbi Dhagax Soomaalida ku dhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa dibadbax ay kaga soo horjeedaan dhiisbitii dowladda Federaalka ee Qalbi Dhagax waxay ka dhigeen magaalooyin kamid ah dalkaasi. Waxay dadkani sheegeen iney aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddiga Doorashada Hirshabelle Oo Sheegay Ineysan Jirin Caqabad Hortaagan Howlahooda Guddiga doorashada maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in aysan xilligaan jirin wax caqabad ah oo hortaagan qabashada doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Guddoomiyaha guddiigaasi Maxamuud Xuseen Yuusuf oo la hadlay Goobjoog News,…