Waqtiga Ay Dib u Furmayaan Kulamada Golaha Shacabka Oo La Shaaciyey Sheeko:War Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey waqtiga ay dib u bilaabanayaan kulamadooda. Xoghayaha guu ee golaha shacabka C/kariin Xaaji Buux oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Joojin Lagu Sameeyay 18 Garsoore Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa waxa uu soo saaray wareegto uu shaqada uga joojinayo 18 garsoore oo ka howlgalayey maxkamadaha gobolka Banaadir iyo degmooyinka hoos yimaada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudane Ka Tirsan Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday Rag hubeysan ayaa goor dhow waxay weerareen gaari uu la socday xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu magacaabo Xuseen Cali Xaaji. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiin Madaxweyne Oo Ololahooda Ka Bilaabay Jowhar Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa in 12-ka bishan oo ay inaga xigto 7 cisho oo kaliya ku doortaan magaalada Jowhar madaxweynaha maamulkaasi, kadib markii ay xilka ka qaadeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abukaate Xalane “Weli Ma Aragno Isbedal Garsoorka Ah” Abukaate Cali Xalane oo wareysi siiyey Goobjoog, ayaa sheegay in weli dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo aanay wax isbedal ah ku sameyn arrinta garsoorka, wixii ka dambeeyay ballantii madaxweynaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Nabadda Iyo Xasiloonida Mudug Oo Maanta Ka Furmaya Gaalkacyo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi uu ka furmo shirka nabadda iyo xasiloonida gobolka Mudug. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya madaxweyne ku xigeennada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Kenya Oo La Shaaciyey Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ee IEBC ayaa shaaciyey waqtiga la qaban doono doorashada dalkaasi, kadib markii maxkamadda sare ee dalkaasi ku dhowaaqday in doorashada ku celis tahay. Guddiga ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo Sheegay In Wasaaraddiisa Ay Wax Badan Qabatay Wasiirka dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka hadlay waxyaabaha ay qabatay wasaaraddiisa mudadii uu xilka hayey. Wasiir Xoosh ayaa ugu horeeyn ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda isaga oo sheegay in hawl…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Maxaabiista Xukun Sugayaasha Ah Oo Maxkamad Lasoo Taagayo Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha garsoorka ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaaladda horgeyn doonaan maxaabiista ku jirta xabsiyada ku yaalla Galmudug. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DAAWO: Dibadbax Lagu Dalbanayo Xorriyadda Qalbi Dhagax Oo Maanta Ka Dhacay Muqdisho Dad badan oo isugu soo baxay magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka dalbadeen in dib loo soo celiyo C/kariin Qalbi Dhagax oo gacanta ugu…