1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Faray Xukuummadda In Ay Dabagal Ku Samayso Qorshayaashii Ay Isku Soo Afgarteen Dowladda Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuummadda in ay dabagal ku samayso sidii looga mira dhalin lahaa qorshayaashii ay isku soo afgarteen dowladda Masar. Madaxweynaha oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ku Riddey Labo Eedeysane Maxkamadda Ciidamada ayaa maanta dil ku xukuntay Rag la sheegay in horay ay u dileen Nabadoon Caan ahaa. Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku…
3 daqiiqo Sheeko:War Dhowr qodob oo iiga baxay hadalkii Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas? Sacuudiga, Imaaraadka, Bahrain iyo Masar ayaa shantii bishii June xiriirka u jaray dalka Qatar, iyaga oo ku eedeeyey inay taageerto argagixisada, islamarkaana xulufo ay la tahay Dowladda Iran. Dowladda Qatar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaalida Ee Masar Munaasabad lagu soo dhoweynayey madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaaajo, islamarkaana ay soo qabanqaabisay safaaradda Soomaaliya ee Masar ayaa ka dhacday magaalada Qaahira. Munaasabaddan waxaa goob joog ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wejiga Labaad Ee Shirka Lagu Heshiisiinayo Beelihii Ku Dagaallamay Cadalle Oo Maanta Ka Furmaya Jowhar Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in la bilaabo wejiga Labaad ee shirka dib u heshiinta ka socda Jowhar, kaasi oo lagu heshiisiinayo beelihii ku dagaallamay degmada Cadalle ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Hore C/qaasim Oo Ku Baaqay In Wax Loo Qabto Dadka Hantidooda La Haysto Madaxweynihii hore ee dalka C/qaasim Salaad Xasan oo ku sugan dalka Masar ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka iney wax u qabato dadkii hantidooda la qaatay iyo sidoo kale kuwii gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nabadoon Xaad Oo Ugu Baaqay Xildhibaannada Galmudug Meelmarinta Wasiirada Cusub Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay baarlamaanka maamulka Galmudug iney si shuruud la’aan ah ku meelmariyaan wasiirada cusub ee uu magacaabay madaxweyne Xaaf. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Xalay Ka Dhacay Degmada Afgooye Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen fariisin ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka waxay sheegayaan in marka hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Al-shabaab Oo Xalay Madaafiic Ku Tuurtay deegaanka Bariire, Sh/hoose Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxya maddaafiic ku tuureen deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo Todobaadkan ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Mid…