2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre “Ciidanka Asluubtu Waa Astaanta Caddaaladda iyo Nabadda” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer shaqo ku tagey gelinkii danbe ee maanta Xabsiga dhexe ee Xamar, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo La Kulmay Madax Ka Socotay UNSOM Iyo UNDP Masuuliyiinta Sare ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, Wasiir Ku-Xigeenka Mudane Xuseen Cilmi, iyo Agaasimaha Guud Maxamed Abuukar Zubeeyr ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Galmudug Oo Deegaan Kala Wareegay Ahlu-sunna Iyo Xiisad Ka Jirta Galgaduud Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa ciidamo ka tirsan Galmudug oo la wareegay deegaanka Mareergur ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay maamulayeen ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca. Ciidamadan la wareegay deegaankaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Arrimo Badan Kala Hadlay Safiirada Caalamka u Jooga Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Arbaco ah waxa uu madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho kula kulmay safiirada dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ahlu-sunna Oo Lagu Eedeeyay Ineysan Daacad Ka Ahayn Wadahadalada Galmudug Mahad Maxamuud oo loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimahagudaha ee Galmudug ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in maamulka Ahlu-sunna ee gobollada dhexe aanu daacad ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nabadoon Sheegay In Puntland Ay u Taageertay Xulufada Sacuudiga Arrimo Dhaqaale Nabadoon C/raxmaan Jaabiri Samatar oo kamid ah waxgaradka Puntland ayaa sheegay in Puntland ay ku saxan tahay iney taageerto dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka, isaga oo faah faahiyey sababta arrintaasi keentay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Rajo Ka Muujiyey Iney Waxqabad La Yimaadaan Wasiirada Cusub (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa soo dhoweeyay golaha wasiirrada cusub ee Galmudug, kuwaasi oo habeen kahor uu ku dhowaaqay madaxweyne Xaaf. Xildhibaan Maxamed Xasan Xuseen oo wareysi siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xuduudda Gobollada Hiiraan Iyo Galgaduud Oo Maanta Laga Wada Hadlayo Guddiga xuduudaha iyo federaalka ayaa maanta maamulka Gobalka hiiraan kala hadli doono xuduuda ay la leeyihiin Gobalka galgaduud Guddoomiye ku xigeenka gobolkaasi Xuseen Cismaan Cali ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Rasaas Lagu Furey Gaari Ay Saarnaayeen Dad Shacab Ah, Sh/hoose Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen dad shacab ah, kaasi oo ka amba baxay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kuna wajahnaa deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 42 Qof Oo Ku Dhintey Duqeymo Ka Dhacay Siiriya Tobaneeyo qof ayaa ku dhimatay duqeymo ay ka geysteen diyaaradaha isbaheysiga caalami ah magaalada Raqqa afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay. Ururka u ololeeyo xuquuqul insaanka ee Siiriya…