1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Xudur Oo Sheegay Iney Dileen Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in guullo ay ka gaareen howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo ay ka sameeyeen degmadaasi iyo deegaanno kale oo ku dhow. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Deegaanno Ka Tirsan Mudug Oo Laga Soo Sheegayo Xaalad Aadag Oo Dhanka Nolosha Ah Wararka ka imaanaya deegaanka Xero Dhagaxley ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Qaar kamid ah dadkaan oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Maamulka Leego Oo Ka Walwalsan Amniga Deegaankaasi Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa walwal ka muujiyey amniga degmadaasi, oo Jimcihii lasoo dhaafay ay isaga baxeen ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM. Guddoomiyaha deegaankaasi Abukar C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Degmada B/xaawo Oo Xabsi Laga Sii Daayay Maxkamadda ciidamada Jubbaland ayaa xabsiga kasii deysay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada B/xaawo, kuwaasi oo loo haystay dilka Afar qof oo dhowaan lagu diley degmadaasi. Guddoomiyaha degmada B/xaawo, ku xigeenkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Mucaaraday Wasiirada Cusub Ee K/galbeed Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa kasoo horjeestay wasiirada cusub ee maamulka K/galbeed, kuwaasi oo dhowaan uu magacaabay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan. In ka badan 50 xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/qaadir Nadaara Oo Xil Looga Magacaabay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay C/qaadir Nadaara, la taliyaha Ra’iisul Wasaaraha iyo wacyigelinta dadweynaha. Halkaan hoose ka akhriso:
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Cafiyey Wasiir Xoosh Kadib Raaligelin Uu Bixiyey Xildhibaannada golaha shacabka ayaa maanta cafiyey wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil kadib markii maalmahan ay wasiirka ku dheganaayeen qaar kamid ah xildhibaannada golahaasi. Wasiirka oo maanta hortagay xildhibaannada golaha shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Iyo Walaalkiis Oo Lagu Diley Muqdisho Faah Faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho loogu geystay guddoomiyahii gobolka Galgaduud Maxamed Daahir Sheekh Cali iyo walaalkiisa. Rag hubeysan islamarkaana watay gaari ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Geeddi Firdhiye Oo Lagu Diley Muqdisho Rag ku hubeysan bistoolado ayaa xalay ku diley degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho Nabadoon Geeddi Maxamuud Axmed oo loo yaqaannay Geeddi Fardhiye. Nabadoonka ayaa la diley xilli uu Masjid ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maqribkii caawa ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Gaari walxaha qarxa…