2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Hawada Dalkeena In Ay Maamulaan Dhallinyaro Soomaaliyeed Waa Astaan Muujineysa Soo Celinta Qaranimada” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, oo la tashi lagula yeelanayay Wasaaradaha Gaadiidka ee Maamullada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buuq Hareeyay Kulan Ay Lahaayeen Xildhibaannada Somaliland Kulan maanta oo Talaado ah ay magaalada Hargeysa ku lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa hareeyay buuq, iyadoo xildhibaannada qaar ay gacanta iskula tageen. Xildhibaannadan buuqooda ayaa salka ku haya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Gaadiid Kale Kasoo Qaafashay Gudaha Kenya Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in Labo gaadiid ay kasoo qafaasheen gudaha Kenya, kuwaasi oo laga lahaa dalkaasi. Gaadiidkan ayaa marayey sida la tilmaamay deegaanka Cumar Jilacow oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Booliiska Oo Sheegay Iney Qabteen Nin Diley Guddoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Bari Taliska ciidanka Booliiska ee qeybta gobolka Bari ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen shaqsigii ka dambeeyay dil shalay magaaladaasi loogu geystay guddoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Bari Khadar Ismaaciil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Khasaare Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Suuqa Bakaara, Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, kaasi oo geystay khasaare Hantiyeed. Dabkan ayaa kacay abaare 11-kii fiidnimo (Shan Saac)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nadaafadda Xeebaha Kismaayo Oo Laga Shiray (Dhageyso) Wasaaradda Warfaainta maamulka Jubaland iyo bulshada Kismaayo ayaa wada qaatay kulan looga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa nadafadda xeebaha magaaladaasi. Waxyaabaha sida aadka ah looga hadlay waxaa kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir lagu diyaarinayo Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga ee Dib u Eegista Dastuurka Oo Ka Socda Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa Muqdisho ka furay shir afar maalin socon doona oo lagu diyaarinayo Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga, Wacyigelinta Dadweynaha, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Qof Shacab Ah Ku Diley Muqdisho Hal qof ayaa Geeriyooday Laba kalana waa ay dhaawacmeen markii askari ilaalo u ahaa mid kamid ah mudanayaasha baarlamaanka uu rasaas ku furay dad shacab ah. Ciidamo ka tirsan kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Jawaari Oo Shir Uga Qeybgalaya South Africa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta u ambabaxay dalka Koonfur Afrika, halkaasi oo uga qeybgalayo shirka Guddomiyaasha Baarlamaannada Afrika. Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Magacyada Wasiirada Cusub Ee Maamulka Puntland Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay golahiisa wasiirada cusub, kadib markii wasiiradii hore ay kalsoonida kala laabteen golaha wakiilada ee maamulkaasi. Wasiirada la magacaabay guud…