1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ku Xigeenkii Saldhigga Bartamaha Ee Boosaaso Oo La Diley Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in rag hubeysan ay dileen taliye ku xigeenkii saldhigga bartamaha ee magaalada Boosaaso. Taliye ku xigeenka la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Meelmariyey Sharciga Isgaarsiinta Kulan ay xildhibaannada golaha shacabka ku leeyihiin xaruntooda Muqdisho ayaa waxay ku meelmariyeen sharciga Isgaarsiinta dalka. Kulan waxaa shir guddoominayey guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka C/weli Sheekh Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odinga “Natiijada Hordhaca Ah Waa Mid Qiyaali Ah” Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ANSA, Raila Odinga ayaa sheegay in natiijada hordhaca ah ee ay shaaciyeen guddiga doorashada Kenya ay tahay mid qiyaali ah oo been abuur ah. Goor dhow ayuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Axmed Kismaayo Oo Geeriyoodey Allaha u naxariistee waxaa saakay dalka India ku geeriyoodey Wariye Axmed Maxamed Cali oo maalmihii ugu dambeeyay aad u xanuunsanayey. Axmed Kismaayo ayaa bilihii ugu dambeeyay ku jirey Isbitaal ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Digniin Laga Bixiyey Qalqal Siyaasadeed Ka Dhaca Somaliland Xukuumadda Siilaanyo ayaa markii ugu horreysay waxay ka hadashay is qabqabsigii ka dhashay doorashada guddoomiyaha baarlaamaanka ee maamulka Somaliland. Wasiirka arrimaha gudaha maamulkaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud, ayaa sheegay in muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageysi: Halkee Ayuu Marayaa Wadahadalka u Dhaxeeya Beelihii Ku Dagaallamay Cadalle, Sh/dhexe? Maamulka degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey wadahadalka u dhaxeeya beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay deegaanno ku dhow degmadaasi. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Iyo Galmudug Oo Xaqiijiyey Iney Ka Go’an Tahay Nabad Ku Wada Noolaanshiyaha Mudug Madaxda maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay iney ka dhabeynayaan nabad ku wada noolaanshiyaha bulshada ku nool gobolka Mudug oo marar badan isku dhacyo dhexmaraan. Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Qabyaaladda Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in qabyaaladda ay dhibaato badan u geysatay dalka, burburkii dalka soo marayna uu sabab u noqday in dadku ay aqbalaan waxyaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Horudhaca Ah Ee Doorashada Kenya Waxaa meel gabagabo ah maraya tirinta cododka doorashadii shalay ay shacabka Kenya u dareereen, iyadoo ay soo baxayaan natiijooyin horudhac ah. Sida laga soo xigtay guddiga doorashada Kenya ayaa sheegaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Sida Dowladda Ku Kordhin Karto Daqliga Gudaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa maalmo kahor meel mariyay miisaaniyada Dowlada Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2017-ka. Miisaaniyada Dowlada ay meel marisay ayaa la sheegayaa in ay ka badan tahay miisaniyadihi hore ay…