2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre “Dhalinyaradu waa Hormuudka iyo horumarka dalka” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan Wasiirka Amniga Gudaha iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, ayaa ka qeyb galay kulan aqoon is-waydaarsi ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa caawa waxa uu ku qarxay Wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Dabka iyo shaqaalaha. Gaarigan ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Labo Hidise Sharciyeed Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kusoo Kordhay Doorashada Kenya? Natiijada horudhaca ah ee doorashada Kenya ayaa tilmaamaysa in uu ku horreeyo madaxweynaha hadda talada haya Uhuro Kenyatta. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in degaannada qaar xildhibaannadii la siiyay warqadihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Cosoble Oo Lagu Eedeeyay Siyaasad Xumo Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle ayaa sheegay in madaxweynaha maamulkaasi uu cagta saaray fashil siyaasadeed. Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame oo saaka la hadlay Goobjoog FM ayaa sheegay in madaxweynaha Hirshabeelle Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Deegaannadii Ay Ku Dagaallameen Ciidamada Roobow Iyo Kuwa Al-shabaab? Deganaanshiyo aan cago badan ku taagneyn ayaa saakay oo Khamiis ah laga soo sheegayaan deegaannada Abal iyo Yabaal oo ka tirsan gobolka Bakool, kuwaasi oo shalay ay ku dagaallameen ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Mukhtaar Roobow Iyo Al-shabaab Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal maanta deegaanka Abal ee gobolka Bakool ku dhexmaray dagaalyahannada Al-shabaab iyo kuwo taabacsan Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Dagaalka ayaa bilowday kadib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka “Barnaamijkan Isla Xisaabtanka Furan Wuxuu Kalsooni u Abuurayaa Shacabka Soomaaliyeed” Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayay barnaamij loogu magacdaray hab xisaabeedka Cusub ee maamulka gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka GAAR AH: K/galbeed Oo Gurmad Ciidan u Direysa Abuu Mansuur Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ciidan badan oo gurmad ah u dirayaan deegaannada Abaal iyo Yabaal oo dagaal ku dhexmarayo ciidamada Al-shabaab iyo kuwo taabacsan Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dhowr Jiho Ka Weeraray Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur Dagaal u dhaxeeya ciidamada Xarakada Al-shabaab iyo kuwo taabacsan Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, ayaa ka socda deegaanno kamid ah gobolka Bakool. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in dhowr…