Gaas Oo La Kulmay Wasiiradii Kalsoonida Lagala Noqday Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxa uu magaalada Garoowe kula kulmay golahii wasiirada ee shalay kalsoonida ka waayay baarlamaanka maamulkaasi. Kulanka oo ahaa mid aan horey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Ka Wada Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in holwgallo ka dhan ah Al-shabaab ay ka wadaan deegaanno hoostada degmada Berdaale ee gobolka Baay. Weedow Cali Xasan oo ah guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Taageeray Go’aankii Lagu Kala Diray Wasiirada Puntland Waxgaradka gobolka Nugaal ayaa tallaabo wax ku ool ah ku tilmaamay in markii ugu horreysay ay wasiirrada Puntland kalsoonida ka waayaan baarlamaanka maamulkaasi. Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Maxay Ka Yiraahdeen Kala Diristii Wasiirada Puntland? Ururrada bulshada rayidka ah ee Puntland ayaa soo dhoweeyay go’aankii baarlamaanka maamulkaasi uu ku kala diray golihii wasiirrada xukuumadda C/weli Gaas. Afhayeenka ururadan Daahir Cumar Siyaad oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Abuur Loo Sameynayo Dhallinyarada Hiiraan Madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kula kulmay ururada dhallinyarada iyo Haweenka ee gobolkaasi ayaa sheegay in shaqo abuur loo sameyn doono dhallinyarada waxbaratay ee Hiiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay Iney Wax Ka Bedasho Dagaallada Ay Kula Jirto Al-shabaab Mid kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa dowladda federaalka ugu baaqay inay wax ka bedasho dagaalka ay kula jirto Xarakada Al-shabaab. Idiris Sheekh Xasan Faarax oo wareysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka J/hoose: Dad Ku Dhaawacmay Duqeyn Ay Diyaaradaha Kenya Geysteen Oo La Keenayo Muqdisho Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ka geysteen gobolka Jubada Hoose, gaar ahaan deegaanno ku dhow Kismaayo ayaa lagu wadaa in loo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Iyo Qatar Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirkooda Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamda Aala Thaani ayaa qadka telefoonka kula xiriiray madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan isaga oo u soo bandhigay xiriirka adag ee laba geesoodka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasaaradda Dastuurka Oo Kulan Wadatashi Ah La Yeelatay Qurbejoogta Dalka Ku Sugan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaadatay dadka Qurbajoogta ah ee dalka ku sugan oo isugu jiray masuuliyiin dalka xilal ka haysa, sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Shacab Ku Dhaawacmay Madaafiic Al-shabaab Ku Tuureen Baardheere Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo maanta Al-shabaab ku tuureen degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Ugu yaraan 8 (Sideed) qof oo shacab…