1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Muxuu Ka Yiri Go’aankii Lagu Kala Direy Wasiiradiisa? Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay go’aankii baarlamaanka maamulkaasi ay kalsoonida ugala noqdeen golaha wasiirada ee maamulkaasi. C/weli Gaas ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Kalsoonida Kala Laabtay Xukuumadda Gaas Kulan goor dhow ay magaalada Garoowe ku yeesheen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa kalsoonida waxay kala laabteen golaha wasiirada ee maamulkaasi. Kulanka baarlamaanka waxaa soo xaadirtay 57 mudane, waxaa codka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidamada NISA Oo Dharcad Laga Dhigayo Wasiirka wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa sheegay in mustaqbalka dhow ciidamada NISA dhammaantood loo celinayo sidii ay ahaan jireen ee ah dhar cad, islamarkaana aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: AMISOM Uma Joogaan Oo Kaliya La Dagaalanka Al-shabaab (Maqal) Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ee ku sugan deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo aanu u joogin kaliya la dagaalanka Al-shabaab, balse ay ka qeybqaateen qeybaha kale ee bulshada. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Goobjoog Uga Warammay Wixii u Qabsoomay Kalfadhigii Koowaad Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay aqalkooda Kalfadhiggii Koowaad. Waxa uu sheegay in shaqooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Xoosh Oo Ka Warbixiyey Wadatashiyada Arrimaha Dastuurka Ee Ay Kala Sameeyeen Maamul Goboleedyada Wasaaradda dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda wadatashiyo ballaaran oo dadweynaha ku nool gobalada dalka looga dhageysanayo aragtiyadooda la xiriira dhameystirka dastuurka sida KMG ah loo meelmariyey. Wasiirka wasaaraddaasi C/raxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Wada Mooshin Ka Dhan Ah Wasiirada Puntland Xildhibaanno ka tirsan maamulka Puntland ayaa magaalada Garoowe ka wada diyaarinta mooshin ka dhan ah wasiirada maamulkaasi, iyadoo arrintaasi aad looga dareemayo magaaladaasi. Warar ay heshay Goobjoog News, waxay sheegayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Kalana Hadlay Arrimo Muhiim Ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta galinkii dambe kormeer ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya waxuuna kula kulmay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Wasiir ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Isgaarsiinta Oo Ka Hadashay Qorshayaasha Looga Gaashaaman Karo Cilladaha Internet-ka Dadaal dheer oo ay si wadajir ah u bixiyeen Dawladda Soomaaliya iyo Shirkadda gaarka loo leeyahay ee hirgelisay adeegga Fiber Optic-ga ayaa waxaa lagu guuleystay in dib loo soo celiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Internerka Koonfurta Dalka Oo Dib Usoo Laabtay Waxaa dib usoo laabtay internetkii Koonfurta dalka oo in ka badan 20 cisho maqnaa, kadib markii ay dhanka badda ka go’day xariggii fiber optic cable ee dhanka badda soo marayey.…