1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Qansaxdheere Ee Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka K/galbeed iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Dagaalkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Sheegtay In Dhowaan Ay K/galbeed Ka Bilaabayaan Howlgal Ka Dhan Ah Al-shabaab Taliska ciidanka AMISOM ayaa sheegay in dhowaan ay deegaannada K/galbeed ka bilaabi doonaan howlgal ka dhan ah dagaalyahannada Al-shabaab. Taliyaha ciidamada AMISOM Jeneraal Cismaan Nuur Subagle oo Baydhabo tagey ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Ceel Biyood Ku Yaalla Degmada Xamar-Weyne Oo Ay Dadka Is Ku Qarasbixiyaan Dad caagag wato ayaa dhooban iridda hore ee laga galo Masjidka Xaaji Cali ee degmada Xamar-weyne,halkaas oo uu ku yaallo ceel dhisan dhowr qarni kaas oo dadka biyaha ka dhaansadaan…
3 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Footooyinka Oo Ay Saameeyeen Telefoonnada Casriga ah Inaad hesho goob aad isku sawirto bari samaadkii waxay aheyd tallaabo aan sahlaneyn illeen waxaa faro ku tiris ahaa xarumaha la isku sawiro ee Footooyinka. Dalka si weyn ugama hirgashaneyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ku Dhufatay Deegaannada Galmudug Oo Sababtay Xaalad Bini’aadannimo Maamulka Galmudug ayaa sheegay in abaarta ku dhufatay deegaannada Galmudug ay sababtay xaalad Bini’aadannimo oo aad u daran, islamarkaana u baahan in sida ugu dhaqsiyaha badan wax looga qabto. Wasiiru…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Degmada Baraawe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo Sabti ah ay howlgal amniga lagu sugayo ka wadaan degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/dhexe Oo Xalliyey Xiisad u Dhaxeysay Beello Walaalo Ah Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay iney xalliyeen xiisad u dhaxeysay beello walaalo ah, taasi oo maalmihii ugu dambeysay ka taagneyd deegaanka Cumar Meyre oo hoostaga degmada Cadalle ee gobolkaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Iyo Faransiiska Oo Isku Afgartay Xalka Bariga Dhexe, Daacish Kadib Madaxweynayaasha Faransiiska iyo Mareykanka Trump iyo Macron ayaa isku afgartay qaab cusub oo bariga dhexe yeelan doono Daacish kadib, arrintaas waxaa lagu sheegay shir jaraa’id oo labada mas’uul qabteen. Hadalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegtay In Ay Saraakiil Al-shabaab Ah Dileen Qaramada midoobay iyo ciidamada Soomaalida howlgal ay iska kaashanayaan ayaa lagu sheegay in ay ku dileen tiro dagaal yahano ah oo ka tirsan xarakada Al-shabaab aroortii hore ee taladadii sida…