2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Internetka Ee Shirkadaha Duulimaadka Cilladda internet ayaa caadi u aheyd dadka Muqdisho ku dhawaad Labaatan maalmood oo internet uu maqnaa waxaa jira ciriiri ganacsi oo internetka uu abuuray . Waxaa ka mid ah xarumaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Furay Kalfadhiga 2aad ee Aqalka Sare Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu furay kalfadhiga 2aad ee golaha aqalka sare, waa golihii 2aad oo muddo todobaad ah furmaya. Munaasabadda furitaanka kalfadhiga 2aad ee aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Gaajo Ugu Geeriyootey Qansaxdheere, Baay Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa sheegay in heerka abaarta degmadaasi ay gaartay in dadka ay u geeriyoodaan gaajo iyo harraad. Guddoomiyaha degmadaasi Aadan Cabdi Qooqane oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland ayaa sheegtay inay waddo howlgallo ay kula dagaallamayso Xarakada Al-shabaab iyo Daacish. Wasiirka amniga maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog ku sheegay in howlgallada lagula dirirayo waxa loogu yeero argagixisada ay. Waxaa uu tilmaamay in meel 85 KM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Xeraale Oo Eedeeyay Ahlu-sunna Guddoomiyaha degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud Bashiir Daahir Dhagabadan ayaa mamulka Ahlu-sunna ku eedeeyay inay soo weerareen degaankaasi. Guddoomiyaha Xeraale oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in qoysaskii ugu dambeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Baaq u Direy Ganacsatada Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali ayaa ugu baaqay ganacsatada Galmudug iney qaataan lacagta shilin Soomaaliga ah. Waxa uu sheegay in shacabka aan la cunaqabateyn,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Ganacsato Ka Shiraya Socodsiinta Lacagta Shilin Soomaaliga Ee La Diidey Ganacsato ka kala yimid gobolka Hiiraan, Mudug iyo Deegaanno kamid ah Galgaduud ayaa shir uga furmay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, kaasi oo ku aadan sidii loo socodsiin lahaa lacagta…
6 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: Xildhibaannada Labada Aqal, 91% Cag Ma Dhigin Deegaannadii Laga Soo Doortay!! 2 bil ka hor waxaa fasax galay Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, iyada oo 29-kii April iyo 5tii May 2017-ka la fasaxay golaha shacabka iyo aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayo Doorashooyinka Dowladaha Hoose Ee K/galbeed Oo Ka Furmaya Baydhabo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu qabto shir ballaaran oo la doonayo in looga hadlo doorashooyinka dowladaha hoose ee K/galbeed. Shirkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Badan Oo Ka Barkacay Deegaanka Xeraale Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi barakac ay ka bilaabeen qoysas badan oo deegaanka deganaa. Barakacan ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan…