2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Dhallinyarada u Abuureysa Fursado Shaqo Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney ka shaqeyneyso sidii dhallinyarada Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen fursado shaqo, bedalkii ay dalkooda ka tahriibi lahaayeen. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif Oo Rajo Xumo Ka Muujiyey Mirodhalka Wadahadallada Dowladda Iyo Somaliland Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in marnaba aanu is faham ku dhammaan doonin wadahadallada u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, iyadoo aan wax laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarado duqen oo habeenkii xalay ahaa illaa shalay duqeyn ka geystay deegaanno ka tirsan gobolka Gedo. Diyaarado dagaal oo loo malaynayo inay leedahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga: Ma Jirto Waddo Xiran Oo Muqdisho Ah Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxbo kama jiraan ku sheegtay iney jiraan waddooyin xiran oo magaalada Muqdisho ah. Afhayeenka wasaaraddaasi Axmed Cara boo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Bilaabay Xallinta Dagaal Beeleed Ka Dhacay Duleedka Afgooye, Sh/hoose Waxgaradka ku dhaqan deegaanka Kaxarow ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegay iney bilaabeen dedaallo lagu xalinayo dagaal beeleed dhowaan ka dhacay deegaankaasi. Nabadoon Xaaji Ciise Cabdulle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Ciirro “Wadahadalka Somaliland Iyo Dowladda Haloo Daayo Soomaalida” Xildhibaan hore Daahir Cabdulqaadir Muuse (Daahir Ciirro) ayaa sheegay in wada hadallada ay dowladaha shisheeye ka dhex wadaan dowladda Federaalka iyo maamulka Somaliland aysan wax natiijo ah ka imaan karin.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Abaarta Oo Laga Baqayo Iney Sababto Macluul Guddiga gurmadka abaaraha Galmudug oo sheegay in dhimasho badan ay sababi karto abaarta dheeraatay ee weli ka taagan degaannada maamulkaasi. Afhayeenka guddigaasi Maxamed Nuur Diini oo wareysi siiyay Goobjoog ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Balcad Oo Ka Qeylo Qaaday Isbitaal La’aan Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa sheegay in degmadaasi iyo deegaannada hoostaga ay ka jiraan cudurro ay kamid yihiin duumada, jadeecada iyo sidoo kale shuban biyoodka. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Eedeyn u Jeediyey Duqa Magaalada Gaalkacyo Golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ayaa ku eedeeyey duqa magaaladaasi inuu iska diiday in lala sameeyo la xisaabtan dhanka maaliyadda ah. Cali Xuseen Cali oo kamid ah golahan ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galgaduud Oo Ka Hadlay Abaaraha Iyo Colaadaha Ka Jira Gobolkaasi Maamulka gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay abaaraha iyo colaad ka taagan gobolkaasi, kuwaasi oo saameyay dadka iyo duunyada. Guddoomiyaha gobolkaasi Maxamed Cali Cilmi ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog ku sheegay…