Madaxweyne Farmaajo: Soomaali Wey Midowday (Maqal) Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladda federaalka ayaa xalay khudbad u jeediyay qurba joogta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London ee dalka Ingariiska, wuxuuna khudbaddiisa kaga hadlay arrimo dhowr ah. Madaxweyne Farmaajo iyo hoggaamiyeyaasha… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahinm: Ciidamada Dowladda Oo Qaaday Isbaarooyin Yaallay Sh/hoose Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Hoose, waxay kuq aadeen Isbaarooyin yaallay deegaanno dhowr ah. War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda ayaa sidan u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dowladda Masar Oo Deeq Raashin Iyo Dawo Ah Ku Wareejisay Dowladda Federaalka Diyaarad Milatari oo laga leeyahay dalka Masar ayaa maanta magaalada Muqdisho keentay raashiin gar gaar ah iyo dawo loogu talogalay in lagu caawiyo dadka abaartu saameysay. Raashinkan iyo dawadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka K/galbeed Oo Dib u Celiyey Sharciga Dowladaha Hoose Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa dib ugu celiyey wasaaradda arrimaha gudaha maamulkaasi, sharciga dowladaha hoose, kaasi oo dhowaan wasaaraddu u gubisay baarlamaankaasi. Kulan ay xildhibaannada K/galbeed ku yeesheen magaalada Baydhabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Talyaaniga Oo Qalab Ku Wareejisey Ciidanka Bambeyda Soomaaliyeed Dowladda Talyaaniga ayaa maanta oo ah Arbaco waxa ay qalab Music ku wareejisay ciidanka Bambeyda Soomaaliyeed, qalabkaasi oo loogu talogalay in ciidankan lagu horumariyo. Qalabkan oo ka kooban 13 xabo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Lagu Dilay Degmada Waaberi Ee Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa maanta waxay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ku dileen Nabadoon la sheegay inuu kamid ahaa ergadii wax kasoo doortay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya. Nabadoonka la dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Baay Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab uu ka soconayo deegaanka Goofgaduud Shabeellow oo qiyaastii 30…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xaawo: Aniga Iyo Seygeyga Waxaa Na Jir Dilay Ciidanka Dowladda Xildhibaan Xaawo Yuusuf Axmed oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyada iyo seygeeda ay ciidan ka tirsan dowladda Federaalka ku jir dileen Isgoyska Sayidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka AMISOM Oo Laga Mamnuucay Iney Maraan Wadada Makka Al-mukarrama Ee Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu gaadiidka AMISOM kaga mamnuucay iney maraan inta badan wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Gaadiidka AMISOM ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgooye: Qaadista Canshuurta Oo La Joojiyay Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ku amray ciidamada dowladda hoose ee degmadaasi in aysan wax canshiir ah qaadi karin laga bilaabo maanta oo Talaado ah. C/naasir Caalin,…