1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Qofkii Lagu Arko Isaga Oo Isbaaro Taagan Naga Mid Ma Ahan Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dadka ku labisan dharka ciidanka ee isbaarooyinka taagan lagu qaban doono gacan bir ah, waxa uuna intaas raaciyay in askarigii…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wasiirada Warfaafinta Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Is Faham Kala Saxiixday Is fahamka wadashaqaynta iyo hagaajinta habsami u socodka hawlaha warfaafinta qaranka, oo dhexmaray Wasiiradda Warfaafinta heer Federaal iyo dawladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya. Kulankii 3-da maalmood ahaa ee ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Safarkii Madaxweyne Farmaajo Ee Degmada Afgooye Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar dhanka dhulka ah ku tagay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa la kulmay maamulka iyo waxgaradka degmadaas. Madaxweynaha ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kheyre Oo Soo Xiray Shirka Wadatashiga Horumarinta Warbaahinta Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Muqdisho ku soo gabogabeeyey Shirka Wadatashiga Horumarinta Warbaahinta Dalka oo muddo 3 cisho ah socday 6da May ilaa 8da May…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Galabta Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gaari loo adeegsaday oo galabta ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey Afar qof ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Is Hortaagay Safar Uu Muqdisho Ku Imaan Lahaa Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Ciidamo gadoodsan kana tirsanaa Nabad sugidda ayaa maanta waxa ay is hortaag ku sameeyeen madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey oo safar shaqo usoo aadi lahaa magaalada Muqdisho. Ciidamadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii NISA Ee Gobolka Banaadir Oo Xilka Laga Qaaday Waxaa maanta xilkii si rasmi ah looga qaaday taliyahii ciidanka NISA ee gobolka Banaadir Maxamed Xasan Faarax, iyadoo xilkaasi loo magacaabay mas’uul cusub. Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkaan u magacaabay Saadaq…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Nuur Faarax Oo Maanta Si Rasmi Ah Looga Wareejiyey Xilka Hanti Dhowrka Qaranka Munaasabad maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xafiiska hanti dhowraha guud ee qaranka waxaa kula wareegay ku xigeenka xafiiskaasi, waxaana munaasabaddan ka qeybgalay wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo mas’uuliyiin kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh “Waxaan Hubin Doonnaa In Dastuurka Uu Noqdo Mid Idin Daryeella” Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa shir wadatashi ah la yeelatay ururada dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo ku saabsanaa sidii loo dhageeysan lahaa taladooda ku qotonta dhameeystirka Dastuurka. Wasiirka Wasaaradda oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo, Shariif Xasan, Saraakiil Ciidan Iyo Shacab Kulan Ku Qaadanaya Afgooye Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha ayaa safark dhulka ah ku…