1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dad Hor Leh Oo Uu Soo Ritey Cudurka Shuban Biyoodka, Deegaanka Gadoon Ee Galgaduud Waxaa sii kordhaya dadka uu soo ritay cudurka shuban biyoodka kuwaasoo 24-kii saac ee lasoo dhaafay la dhigay Isbitaalka degaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud. Guddoomiyaha degaanka Gadoon, Cabdi Axmed Yuusuf…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Jeesow “Hanti Dhowaraha Waxaa Xilka Ka Qaadi Kara Baarlamaanka” Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aankii xilka lagaga qaaday hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa masuuliyadda dilkii wasiir Cabbaas Siraaji ku eedeeyay Xukuumadda Federaalka. Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Digniin u Diray Dowladda Federaalka Maamulka Hirshabelle ayaa uga digey dowladda Federaalka Soomaaliya iney sameyso xadgudub ku aadan xuduudaha ay wadaagaan maamulkaasi iyo gobolka Banaadir. Wasiirka warfaafinta maamulkaasi Mahad Xasan Cismaan oo wareysi siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan: Waxaan Bilownay Howlgallo Waddo Furis Ah Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney si rasmi ah uga bilaabeen deegaannada gobolkaasi furista waddooyinka ay xireen Xarakada Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka iyo siyaasadda ee maamulka Hiiraan Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo 5 Qodob Kasoo Saartay Doorashadii Galmudug Maalinitii Talaadada ee Taariikhdu ahayd May 2, 2017 ayaa wafti uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiinta Cabdi Faarax Saciid (Juxa) oo ka koobnaa wasiirro, xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgooye: Booliiska Oo Qabtay Nin Dilay Walaashiis Taliska ciidamada Booliiska ee degmada Afgooye ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigeen nin la sheegay inuu dilay gabar walaashiis ah, kaas oo maalmahan dambe la baadigoobayey. Amiin Maxamed Cismaan, taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Galmudug Oo Galay Fasax Labo Bil Ah Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta galay fasax Labo bil ah, waxaana soo xirmay Kalfadhiggii Afaraad ee maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa soo xiray Kalfadhiggan, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Mar Kale Sheegay In La Furayo Dekadda Ceelmacaan Iyo Garoonka Cisaley Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabullaahi Cosoble oo maanta ka qeybgalay kulan ay lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi ayaa sheegay in maamulkiisa uu furi doono dekadda Ceelmacaan ee Shabellaha Dhexe iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay In Khasaare Kasoo Gaaray Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Dowladda Maraykanka ayaa qiratay in khasaare dhimasho iyo dhaawac leh uu kasoo gaaray weerar khamiistii ciidankoodu ay ka fuliyeen Shabeellaha Hoose. Milatariga Mareykanka ayaa sheegaya in mid ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Jubbaland Ku Wareejisey Dad Xoog Lagu Haystay Dowladda Kenya ayaa maamuka Jubbaland waxay ku warejisay 47 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo ay si xoog ah ku haysteen dad la sheegay iney doonayeen in dadkaasi ay ka…