1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Sheegay Inuu Dhaqangalay Ammar Ay Kusoo Rogeen Ganacsatada Maamulka Hiiraan ayaa sheegay in uu dhaqangalay ammar dhowaan ay kusoo rogeen ganacsatada gobolkaasi, kaa oo ku aadanaa in magaalada aan lasoo gelin lacago been abuur ah oo uga imaanayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Puntland: Gacan Bir Ah Yaan Ku Qabaneynaa Raggii Kufsiga Ka Geystay Burtinle Wasiirka amniga maamulka Puntalnd Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in gacan bir ah ay ku qaban doonaan 7 ruux oo dhowaan kufsi ka geystay deegaanka Burtinle ee gobolka Nugaal.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adaha Ka Howlgala K/galbeed Oo Lagu Amray Iney Diiwaangeliyaan Shaqaalahooda Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maamulka K/galbeed ayaa ku ammartay hay’adaha ka howlgala deegaannada maamulkaasi iney soo diiwaangeliyaan shaqaalahooda, sidoo kalena ay wasaaradda ka qaataan shaqaalaha. Wasiirka wasaaraddaasi Jeylaani Sheekh Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Galgalgaduud: Maamulka Oo Dawooyin Gaarsiiyey Deegaanno Uu Ka Jiro Shuban Biyood Maamulka gobolka Galgaduud ayaa sheegay in wadaan dadaalo gurmad caafimaad lagu gaarsiinayo bukaano la ildaran xanuuno kala duwan kuwaas oo kunool degaanada gobolkaasi . Wafdi isugu jira maamulka gobolkaas, wasiirro,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaannada K/galbeed Oo Laga Hirgelinayo Doorasho Qof Iyo Cod Ah Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka K/galbeed ayaa sheegtay in dhowaan ay 5 degmo oo kamid ah deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo ka hirgelin doonaan doorasho qof iyo cod ah. Wasiirka wasaaraddaasi C/raxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiis Xorriyadooda Ka Helay Puntland Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xoriyadooda dib u siisay 11 eedeysane oo mudo xirnaa. Maxaabiistan ayaa lagu eedeyey in ay ka tirsanaayeen Xarakada Al-shabaab ayaa 9 kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Loo Heli Karaa Garsoor Cadaalad Ah? Dowladda Soomaaliya ayaa horay u shaacisay in ay ka shaqeyn doonto hagaajinta Arimaha garsoorka si dadkuna ay u helaan Cadaalad ay ku kalsoonyihiin. Dadku inta badan waxa ay ka cawdaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Tayeenta Garsooka Oo Lagu Qabtay Muqdisho Maanta oo Axad ah waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey teyeenta Garsoorka dalka, waxaana ka qeybgalay laamaha Garsoorka iyo kuwa ammaanka. Kulankaan waxaa ka qeybgalay Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Muhiimad Gaar Ah Siineysa Horumarinta Dhallinyarada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb Kulan looga wada tashanayey sidii loo sameyn lahaa siyaasad mideysan oo dhalinyarada hagta, kaas oo soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Shaacisey Iney Dishey Hoggaamiyaha Al-shabaab Ee Sh/hoose War-saxaafadeed goor dhow kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay 5-tii bishan ay gobolka Shabellaha Hoose ku dileen hoggaamiyahii Al-shabaab u qaabilsanaa…