1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Ku Baaqay In Doorashada Galmudug Ay Ku Dhacdo Si Cadaalad Ah Nabadoon Cali Diiriye oo kamid ah waxgaradka Galmudug ayaa ugu baaqay baarlamaanka maamulkaasi in si cadaalad ah ay ku doortaan madaxweynaha cusub ee Galmudug. Waxa uu sheegay Nabadoonka in doorashadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Juxa: Dowladda Cidna Uma Wadato Madaxweynaha Galmudug Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa oo ku sugan degmada Cadaado ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah aysan jirin cid gaar ah oo ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Baaq u Diray Galmudug Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa ugu baaqay maamulka Galmudug iney kala shaqeeyaan amniga guud ee magaaladaasi. Gaas ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Beeraha Oo Dib Loo Abuurayo Wasaaradda beeraha iyo waraabka ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay iney bilowday qeybinta abuurka dalagyada qaar, si dadku ay dib ugu tabcadaan beerahooda. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Xasan Fiqi oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Tashanayo Howlaha Xukuumadda Oo Ka Furmay Muqdisho (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay kulan wadatashi (Retreat) labo cisho ah oo ay xubnaha Golaha Wasiirada ku dar-dargelinayaan waxqabadka Xukuumadda. Ujeedada kulankan labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidanka Asluubta Oo Lagu Dilay Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhow rag ku hubeysan Bistoolado ay xaafadda Xaawo Taako ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Askariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Degmada Buuhoodle, Togdheer Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa ka da’ay degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer iyo deegaanno kale oo ku dhow degmadaasi. Roobka oo socday in ka badan 48 saac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre: Waxaan Nalooga Baahan Yahay Inaan Isku Tashanno, Gacmahana Is Qabsanno Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney mid u noqdaan wax walbo oo ku saabsan horumarinta dalka, gurmadka abaaraha iyo amniga. Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Galmudug Oo Khudbado Ka Dhageysana Musharraxiinta Madaxweynaha Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa goor dhow waxay bilaabeen dhageysiga khudbadaha musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulkaasi. Musharraxiinta ayaa xildhibaannada u akhrinaya barnaamijka ay doonayaan haddii ay guuleystaan iney…