1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre ““Shaqadu Waa Nolosha Iyo Sumacada Qofka” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa munaasabada 1da May, 2017 oo ah maalinta shaqaalaha Adduunka ugu hambalyeeyey dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kulan La Qaadanaya Wafdi Ka Socda Jarmalka Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxa uu haatan kulan kula qaadanayaa wafdi ballaaran oo ka socda dowladda Jarmalka islamarkaana uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi ahana Ra’iisul wasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Ciirro: Madaxda Puntland Ayaa Wax Ka Og Hubka Loo Keeno Sida Sharci Darrada Ah Ex Xildhibaan Daahir Ciirro oo ku sugan Puntland ayaa sheegay in madaxda Puntland ay ka warqabaan hubka sida sharci darrada loo soo geliyo degaannada maamulkaasi ka arrimiyo. Wuxuu tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 4 Qof Oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Garoowe Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan 4…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Ciidamada Puntland Ku Amray Sugista Amniga Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ku amray ciidamada maamulkaasi ee ku sugan magaalada Gaalkacyo iney sugaan amniga waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo maalmahan dambe falalka amni darri kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Doorashada Iyo Maqnaanshiyaha Ahlu-sunna Waxba Iskama Quseeyaan Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudugh Cismaan Maxamed Cali Socdaal oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in aysan wax shaqo ah isku lahayn maqnaanshiyaha Ahlu-sunna iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 20 Ka Tirsan Askarta Mucaaradka Mali Oo La Dilay Ciidamada waddanka Faransiiska oo ku sugan galbeedka qaaradda Africa ayaa waxay sheegeen inay dileen 20 ka tirsan kooxo mucaarad ah oo ku sugan xuduudka ay wadagaan wadamada Mali iyo Burkina…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Roob Saddex Maalin Ka Da’aya Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maalintii Saddexaad ka da’aya roobka xilliga Gu’a, iyadoo dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen. Roobka ayaa biyo dhigay waddooyinka waaweyn ee magaalada, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waajid: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Dagaallamay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Al-shabaab waabarigii saakay ku dhexmaray duleedka degmadaasi, kaasi oo khasaare kala duwan ay ka dhasheen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Degmada Kaxda Ku Kufsaday Gabar 12 Sano Jir Ah Oo Gacanta Lagu Dhigay Ciidamada Booliiska ayaa degmada Kaxda ee gobolka Banaadir waxay ku qabteen nin la sheegay inuu kufsaday gabar 12-sano jir ah, kana mid ahayd barakacayaal ku nool Kaam halkaasi ku yaalla.…