1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Baydhabo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wariyaheena Baydhabo ayaa soo sheegaya in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cosoble “Marna Ma Aqbaleyno In Hirshabelle Cunoqabateyn La Saaro” Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kaddib safar uu kaga yimid Magaalada Buloburde ee Gobolka Hiiraan, ayaa kaga hadlay arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Degmada Dayniile Kaga Qeybgalay Shir Looga Hadlayey Amniga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali KHayre ayaa booqasho ku tegay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, isagoo u kuurgalay xaaladaha amniga iyo arrimaha bulshada ee degmada ka jira,…
1 daqiiqo Sheeko:War MAQAL: Xildhibaanno Ku Kala Aragti Duwan Dhismaha Guddiyada Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwanaaday dhismaha guddiyada baarlamaanka iyo sidoo kale qaabkii ay u dhacday doorashada. Xildhibaannada kala ah Maxamed Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa goor dhow waxay xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdi Maadey oo 28-sano jir ahaa, kana tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Askariga la toogtay ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Carruur Cudurka Jadeecada Ugu Geeriyootay Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Saddex carruur ah ayaa cudurka jadeecada ugu geeriyootay deegaanka Cumar Beere ee gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo ay intaasi la il daran yihiin carruur kale oo intaasi ka badan. Hindiyo Cismaan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Shaqo Abuur u Sameynaysa Dadka Naafada Ah Wasaaradda gargaarka iyo daryeelka naafada ee maamulka K/galbeed ayaa sheegtay in shaqo abuur ay u sameyn doonaan dhammaan dadka naafada ah ee ku sugan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Wasiirka…