2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Lagu Eedeeyay Dilka Askari Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Dilay Buuloburde Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta gobolka Hiiraan ayaa xaqiijisay in la dilay askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kaasi oo ku eedeysnaa inuu dilay askari ka tirsan ciidanka Jabuuti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Soo Bax Roob Doon Ah Oo Maanta Ka Dhacaya Jowhar Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in guud ahaan degmada Jowhar uu ka dhacdo isku soo bax roob doon ah, waxaana ka qeybgali doona culimada iyo qeybaha kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Galmudug: Iskuma Xirna Doorashada Iyo Wada Hadalka Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in aysan isku xirnayn wada hadalka maamulkooda uu kula jiro Ahlu-sunna iyo Doorashada madaxtinimada Galmudug. Guddoomiye ku xigeenka guddigaasi Xildhibaan Boosteeyo Jaamac Cali oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Kuwait Oo Ka Qeybqaadanaya Gurmadka Abaaraha Soomaaaliya Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa sheegay iney ka qeybqaadan doonaan gurmadka abaaraha Soomaaliya, islamarkaana ay dhowaan dalka usoo diri doonaan gurmad ay iska soo uruuriyeen. Xildhibaan Cali Al-deqbasi oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Ciidamo Usoo Direysa Soomaaliya Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in dhowaan ay Soomaaliya usoo diri doonto ciidamo ka tirsan Milatariga dalkaasi, kuwaas oo tabobarayaal ah, kana qeybqaadan doona dib u habeynta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Imaaraadka Uga Mahadcelisay Gurmadka Abaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya uga mahadcelisay Dowladda iyo Shacabka Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) oo maalinta Jimcaha ah iclaamiyey u gurmadka abaaraha dalka ka jira oo dhammaan TV-yada Imaaraadka ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Moroco Oo Soo Celinayso Xiriirkii Diplomaasiyadeed Ee Ay La Lahayd Cuba Dowladda Moroco ayaa sheegtay inay dib u bilowday xiriirkii ay la lahayd dowladda Cuba, kaas oo go’ay muddo haatan laga joogo 37 sano. Labada Safiir ee kala matalayo Labada dal…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulanka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Maareynta Maaliyadda, Xuquuqda Shaqaalaha, Amniga, Qorshaha Ka Hortaga Musuqmaasuqa Iyo Arrimo Kale Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Ruux Oo Ku Geeriyootey Duqeyn Ay Ciidamada Kenya Ka Geysteen Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay habeenkii xalay ahaa ciidamada Kenya ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo, halkaasi oo waxyeello ay kasoo gaartay dad shacab ah. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 10 Ruux Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyoortey Deegaanka Gadoon Ee Galgaduud Maamulka deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in 10 ruux ay cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootey deegaankaasi, iyadoo ay cudurkaasi la il daran yihiin dad gaaraya 300. Guddoomiyaha Gadoown,…