4 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Barnaamijka La Dagaallanka Musuqa Iyo Hiigsiga dowlad Wanaag Musuq-maasuqa waa dhaqan guracan oo siyaabo kala duwan ugu baahsan dowladaha horumaray iyo kuwa soo koraya intaba wuxuuna cadow ku yahay horumarka iyo deganaanshaha bulshada. Musuqa waxa uu wiiqaa awoodda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Deegaanka Leego, Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxay ka sameeyeen deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyah deegaankaasi Abukar C/laahi Isaaq oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shil Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Gobolka Mudug Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa shil gaari oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Bandiiradley ee gobolka Mudug, kaasi oo khasaare geystay. Gaari nooca NOHA loo yaqaan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Marka Oo Eedeeyay K/galbeed Maamulka magaalada Marka ayaa ku eedeeyay maamulka K/galbeed iney ka gaabiyeen wax ka qabashada amniga guud ee magaaladaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka Marka C/xakariin Xuseen Xasan oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Daacish Oo Maalintii Labaad Haysata Deegaan Ka Tirsan Gobolka Bari Waxaa saakay dagan deegaanka Saan ee gobolka Bari kadib markii shalay kooxo ka trisan Daacishta Soomaaliya ay si nabadgalyo ah ay kula wareegeen. Dad goob joogayaal ayaa waxay sheegeen in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 15 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shirkii Muqdisho Uga Socday Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16, 2017. Waxaa kulanka shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Dhaliilay Dowladda Turkiga Madaxweynaha maamulka Puntlan C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dowladda Turkiga aaney fulin balanqaadyo dhowr ah oo ku aadan mashaariic ay ka fulineyso deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Puntland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ciidamada Kenya Lagula Eegtay J/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax Miino oo ciidamada Kenya lagula eegtay deegaanka Hosingow ee gobolka Jubada Hoose. Kolonyo ay la socdeen ciidamada Kenya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha CAF oo yimid Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka soo gaaray madaxweynaha xiriirka kubadda cagta ee qaaradda Afrika Axmed Axmed. Waxaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyay mas’uulkan wasiirka dhallinyarada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha Biyaha Iyo Abaarta Oo Kasii Dartay Waxaa sii kordhaya saameynta ay abaarta dalka ka jirta ku reebtay dadka iyo duunyada ku dhaqan gobolka Galgaduud, iyadoo lasoo sheegayo in sare u kac ku yimid qiimaha la kala…