1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Kahor Yimid Doorashadii Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha Ee Baarlamaanka Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo kamid ah xildhibaannada golaha shacabka ayaa kahor yimid doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho oo lagu doortay guddoomiyaha guddiga dhaqaalaha iyo ganacsiga ee baarlamaanka Soomaaliya. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Xukuumadda Waxay Abuuri Doontaa Mashruucyo Lagu Horumarinayo Beeraha” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay sameyn doonto mashruuxyo la doonayo in lagu horumariyo beeraha. Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaraha in sidoo kale xukuumaddiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Yariisow: “Waxaa Muhiim Ah In La Mideeyo Farriimaha Iyo Wadashaqeynta Si Shacabka Loogu Adeego Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa daahfuray barnaamijka Xiriirka iyo Wadashaqeynta ee Hay’adaha dowlada qeybahooda Warfaafinta & kuwa Caalamka. Wasiir Eng. Yarisow oo ka hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Duqeyn Ka Dhacday Lagu Diley Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Wargeyska the Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa saakay waxa uu daabacay warbixin uu ciwaan kaga dhigay in ka badan 100 askari oo ka tirsan xarakada Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Taabit Oo Sheegay In Maamulkiisa La Imaanayo Isbedal Amni Iyo Mid Dhaqaale Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in maamulkiisa uu la imaan doono waxqabad muuqda oo waxbadan u tari doona shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Oo Maanta Xarigga Ka Jaray Habraac Cusub Oo Lagu Qadanayo Basaboorka Dalka Wasiirka Wasaarada Amniga Soomaliya Mudane Maxmed Abukar Islow Ducaale ayaa manta si rasmi ah xariga uga jaray hab-raaca cusub ee qadashada Basaboorka Soomaliya. Wasiirka oo manta kormeer guud ku sameyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Toogtay Labo Nin Oo Hoobiye Ka Tuurayey Wadajir (Sawirro) Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay toogasho ku dileen Labo nin oo la sheegay in hoobiyeyaal ay ka tuureen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, waxayna saxaafadda usoo bandhigeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Kobcinta Dhaqaalaha Dalka (Akhriso) Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka go’antahay inay xoojiso dhaqaalaha waddanka si dalku uu u gaaro isku filnaansho ,sidoo kale dowladda ayaa sheegtay inay diiradda ay saari doonto kobaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wadajir: Waxaan Qabannay Rag Hoobiyeyaal Tuurayey Maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen rag Hoobiyeyaal ka tuurayey degmadaasi, kadib howlgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka. Ax,ed C/lle Afrax guddoomiyaha degmadaasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle Oo Farriin u Direy Shaqaalaha Dowladda Wasiirka wasaaradda maaliyadd ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay shaqaalaha dowladda in ay xoogga saaraan sidii dalku dib usoo kaban lahaa, islamarkaana loo heli lahaa isla xisaabtan dhab ah. Wasiirka…