Maamulka Nugaal: Waan La Dagaallameynaa Ururka Al-saaciduuna Bil Xaq Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Nugaal war uu soo saaray kaga mamnuucay gobolkaasi urur diimeed cusub oo dhowaan lagaga dhawaaqay Garoowe. Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne oo  warfidiyeenada kula hadlay magaalada Garoowe ayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoys Ka Koobnaa 5 Ruux Oo Gaajo Ugu Geeriyoodeen Galgaduud Wararka ka imaanaya gobolka Galgduud ayaa waxay sheegayaan in Qoys ka koobnaa 5 ruux ay Gaajo darteed ugu geeriyoodeen deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud. Tuulada Tifafleey oo ku dhow degaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Maamulka Oo Beeniyey Iney Jirto Xiisad u Dhaxeysa Puntland iyo Galmudug Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in ay jirto xiisad dagaal oo ka aloosan Magaaladaasi. Warar maalmahan dambe la isla dhexmarayey ayaa sheegayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Ahmiyadda Shirka London Ee Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya Diblumaasi Maxamed Maxamuud Caalim ayaa ka hadlay ahmiyadda uu Soomaaliya u leeyahay shirka dhowaan la filayo inuu ka dhaco magaalada London oo arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo. Muhiimad ballaaran ayaa shirkani…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Talyaaniga Oo Badbaadiyey 3 Kun Oo Tahriibayaal Ah Ciidamada ilaalada xaduudaha waddanka Talyaaniga ayaa waxay sheegeen inay badbaadiyeen doomo ay saaranyihiin ku dhawaad 3-kun oo qof kuwaas oo ahaa tahriibayaal ka yimid dhanka xeebaha waddanka Liibiya sida ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Goobjoog Oo Wareysatay Qaar Kamid Ah Dadkii Ka Badbaaday Doonidii La Duqeeyey Qaar kamid ah dadkii ka badbaaday doonidii ay diyaaradaha Isbahaysiga uu hogggaamiyo Sacuudiga ku duqeeyeen biyaha Yemen ayaa Goobjoog uga warramay sida ay ku bilaabatay duqeynta iyo guud ahaan wixii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Maanta Muqdisho Uga Furmaya Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir ay leeyihiin dowladda Federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale maamul goboleedyada. Madaxda maamul goboleedyada ayaa soo gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Shir Uga Furmaya Muqdisho Maanta oo Sabti ah ayaa la qorsheynayaa in magaalada Muqdisho uu wada hadal uga furmo maamulka Galmudug iyo sidoo kale maamulka Ahlu-sunna ee gobollada dhexe. Cismaan Maxamed Cali, wasiirka dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in duqeyn ay ka geysteen gobolka Gedo, gaar ahaan deegaan ku dhow deegaanka Ceel Cadde ee gobolkaasi. Wararku waxay sheegayaan in duqeyntaan lala eegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Gobolka Gedo Oo Ka Dhacay Degmada Luuq Kulan ballaaran oo looga hadlayay amniga guud ee gobolka Gedo iyo sidoo kale dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab ayaa lagu soo gabagabeeyay degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxaana kulankaasi isugu…