Dowladda India Oo Ka Hadashay Badmaaxiyiintii Laga Badbaadiyey Burcad Badeedda Sheeko:Dalka Dowladda India ayaa ka hadashay 8 badmaax oo u dhalatay dalkaasi, kuwaa oo maalintii shalay ahayd laga badbaadiyey kooxaha burcad badeedda Soomaalida. Sushma Swaraj oo ah haweeneyda wasiirka arrimaha dibadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Ku Riddey Labo Eedeysane Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay xukun ku ridday Labo ruux oo ku eedeysnaa iney ka tirsan yihiin Al-shabaab, lana sheegay in la qabtay iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Maxkamadeyneysa Rag Burcad Badeed Ah Maamulka Galmudug ayaa sheegay in maxkamad ay soo taagi doonaaan Afar ruux oo ka tirsan kooxaha burcad badeedda Soomaaliya, kuwaasi lagu qabtay howlgal ay ciidamada maamulkaa ka sameeyeen gobolka Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiib Dhib Ku Haya Kalluumeysatada Degmada Cadalle, Sh/dhexe Kalluumeystada degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka cabanaya maraakiib shisheeye oo ay sheegeen in dhibaato ay kala kulmaan xilliga ay kalluumeysanayaan. Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee degmadaasi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Sameeyay Qaar Kamid Ah Waddooyinka Degmada Baraawe Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey dib u dhis lagu sameeyey waddooyin dhowr ah oo ku yaalla degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Sheegay In Heegan La Geliyey Ciidamada Ammaanka Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay xoojiyeen sugista ammaanka guud ee gobolka, islamarkaana ay heegan buuxa geliyeen dhammaan ciidamada ammaanka. Guddoomiye ku xigeenka amniga ee maamulkaasi Axmed Cabdalla Inji…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Baaq u Diray Shacabka Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iney ka wada shaqeeyaan Nabadda iyo Horumarka magaaladaasi. Gaas oo ku sugan Waqooyiga magaalada Gaalkacyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wasiir Rajo Ka Muujiyay Miro Dhalka Wada Hadallada Ahlu-sunna Iyo Galmudug Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in uu miro dhala wada hadallada maamulkooda la leeyahay Ahlu-sunna Waljameeca. Waxa uu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Musuqa Waa Cadowga Dowladinimada Soomaaliyeed Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyey in musuqa uu yahay midka dowladdu ay la dagaalleyso. Waxa uu sheegay Farmaajo in dowladda Federaalku aysan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xogga Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ugu hanbalyeeyey munaasibadda sanadguurada 57aad ee maalintii la asaasay Ciidanka Xoogga ee 12-kii April, sannadkii 1960-kii.…