1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Oo Saakay Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa ay xiree inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo aaney jirin isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Waxaa la arkayaa ciidamo badan oo oo xiran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maanta Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 12-ka April waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 57-aad e kasoo wareegtay maalinta ciidanka xoogga dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Gabagabeeyay Booqashadii Uu Ku Joogay Imaaraadka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa isku afgartay iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga, la dagaallanka arga-gixisada, burcad badeedda, kobcinta dhaqaalaha, arrimo la xiriira…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Oo Shacabka Uga Digey Qaraxyo Ka Dhaca Magaalada Baydhabo Taliska ciidamada Booliiska ee maamulka K/galbeed ayaa uga digay shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo iney ka feejignaadaan qaraxyo ay sheegeen in Al-shabaab ay doonayaan iney ka fuliyaan magaaladaasi. Mahad C/raxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Xarumaha Wasaaradaha Ee Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo sidoo kale ay dagan yihiin Wasaaradaha Caafimaadka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Faray Ciidamada K/galbeed Iney Furaan Waddooyinka u Xiran Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ciidamada maamulkiisa looga baahan yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku faraan waddooyinka xiran ee deegaannada K/galbeed. Wuxuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Oo Sheegay In Lala Xisaabtamayo Saraakiisha Ciidanka Dowladda Wasiirka wasaaradda amniga ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa sheegay in lala xisaabtami doono saraakiisha ciidamada Booliiska iyo guud ahaan kuwa ciidamada qalabka sida. Waxa uu sheegay wasiirka in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Saacid: Waxaan La Imaan Doonnaa Qorsheyaal Amniga Lagu Sugayo Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) oo maalintii shalay ahayd xilkaasi la wareegay ayaa sheegay in ka talis ahaan ay la imaan doonaan qorsheyaal badan oo wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: In Ka Badan 60 Gaari Oo Ku Xayiran Koontaroolka Gaalkacyo In ka badan 60 gaari oo ah kuwa xamuulka ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay ku xayiran yihiin Koontaroolka magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug. Gaadiidkaan ayaa halkaasi ku xayiran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida K/africa Oo Dhib Ku Qaba Helitaanka Baasaboorka Dalka Soomaalida ku dhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in dhibaato badan ay ku qabaan helitaanka Baasaboorka dalka, kana sii adkaatay qaabkii hore ee ay ku heli karaan. Guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida…