1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Awood Kusoo Furtay Doonyo Lagu Haystay Xeebaha Mudug Ciidamada badda ee maamulka Galmudug ayaa weerar xooggan waxay ku qaadeen kooxo burcad badeed Soomaali ah, kuwaasi oo ku sugnaa xeebaha gobolka Mudug, islamarkaana haystay Labo doon oo midi ganacsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Lagu Dilay Dalka Nigeria Waddanka Nigeria waxaa lagu dilay 4 ka tirsan ciidamada booliska waddankaasi iyo saraakiil ka tirsan booliska, ka dib markii ay kooxada Boko Haram ay weerar ku qaadeen ciidamadaan, sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Qarax Miino Lagula Eegtay Degmada Mahadaay, Sh/dhexe Askar ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa maanta qarax Miino waxaa lagula eegtay degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe, kaasi oo khasaare geystay. Goob jooge ku sugan degmada Mahaday ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ka Badbaaday Qarax Ismiidaamin Ah Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa ka badbaaday weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay nawaaxiga wasaaradda difaaca ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay nawaaxiga wasaaradda Difaaca ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Yariisow Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya Injineer C/raxmaan Cismaan Cumar Yariisow ayaa maanta waxa uu shaaciyey in shaqadii uu ka fariisiiyey agaasimahii wasaaraddaasi C/risaaq Bahlaawe iyo agaasimahii maamulka iyo miisaaniyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Oo Qafaashay Doon Ganacsi Kooxaha Burcad Badeedda Soomaaliya ayaa la sheegayaa in Sabtidii shalay ay biyaha dalka Yemen kasoo qafaasheen doon ganacsi, taasi oo ay lasoo aadeen dhanka maamulka Puntland. Hay’adda ganacsiga iyo ilaalinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaanno Ku Kala Aragti Duwanaaday Dib u Dhigista Doorashada Xildhibaano ka tirsan maamul goboleedka Galmudug ayaa ku kala aragti duwanaaday dib u dhigista doorashada madaxtinimada Galmudug, kadib heshiis dhexmaray maamulkaasi iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Inkastoo baarlamaanka Galmudug uu horey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sacuudiga Oo Deeq Raashin Ah Siineysa 25-kun Qoys Oo Soomaaliyeed Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sharaxaad ka bixisey gar gaar raashin ah oo ka yimid dowladda Sacuudiga, kaasi oo la doonayo in loo qeybiyo 25 kun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhigga Saddexaad Ee Baarlamaanka K/galbeed Oo Maanta Furmaya Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay uu ka furmo Kalfadhigga Saddexaad ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan…