1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Sheegay Iney Qabteen Qaraxyo Lagu Aasayey Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen Miinooyin ay sheegeen in la doonayey in lagu dhibaateeyo shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Axmed Maxamed Maxamuud, Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Juxa Oo Cadaado Kula Kulmaya Mas’uuliyiinta Galmudug Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa , oo shalay gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaa halkaasi waxa uu kulamo kula leeyahay madaxda maamulka Galmudug. Wasiirka ayaa sheegay inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Xoojinaya Difaaca Syria Ruushka ayaa ballan qaaday inuu xoojin doono difaaca Syria, ka dib markii Maraykanka uu gantaallo uu ku duqeeyay saldhig milatari oo u dhow magaalda Ximsa, taasi oo wararka ay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Hiiraan Oo Dhaliilay Hay’adaha Caafimaadka Ee Ku Sugan B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa dhaliilay waxqabadka hay’adaha qaabilsan arrimaha caafimaadka ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha gobolkaasi Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in isbitaalka B/weyne aanay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Sheegay In Awood Ay Kusoo Furan Doonaan Doon Lagu Qafaashay Xeebaha Mudug Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay in ay awood kusoo furan doonaan doon ganacsi oo dhowaan kooxaha burcad badeedda Soomaalida ku qafaasheen xeebaha gobolka Mudug. Guddoomiyaha degmadaasi C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xasan C/laahi: Cabsi Kama Qabno Iney Dib u Dhacdo Doorashada Galmudug Xildhibaan Xasan C/laahi oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in wax cabsi ah aysan ka qabin dib u dhac ku yimaada doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Soo Kordhin Karaan Hoggaaanka Cusub Ee Loo Magacaabay Ciidanka? Maalintii shalay ahayd, madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Taliyeyaasha ciidamada Booliiska, Xoogga dalka iyo NISA, waxaana xilalkii laga qaaday kuwii hore. Hadaba su’aasha meesha taalla ayaa waxay tahay maxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaal Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Xoogga Dalka, NISA, Iyo Booliiska Soomaaliyeed Kulan ay isugu yimaadeen madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo golaha wasiirada ayaa lagu magacaabay taliyeyaasha ciidamada NISA, Booliiska iyo xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana xilalkii laga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyo Cusub Oo Loo Magacaabay Gobolka Banaadir Goor dhow kulan madaxweyne Farmaajo uu la yeeshay golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha ahana duqa cusub ee gobolka Banaadir. Ugu horreyn waxaa xilkii laga qaaday guddoomiyahii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Dhowaaqay In Dalka Uu Kujiro Xaalad Dagaal Madaxweynaha dowladda FederaalkS oomalaiya Maxamed C/laahi Farmaajo aya aku dhowaaqay goor dhow in dalka uu ku jiro xaalad dagaal. Madaxweynaha oo ka qeybgalay kulanka golaha wasiirada ayaa sheegay in dowladda…