1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Ka Gaabiyey Dhexdhexaadinta Beello Ku Dagaallamay Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa ka gaabiyey dhex dhexaadinta beelo walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay deegaanno hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Beelahan ayaa ku dagaallamay Tuulada Jameeca Misre oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Golaha Kongareeska kala hadlay Duqeyntii Syria Ugana digay in Tallaabo Kale Ay Qaadaan Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa xubnaha aqalka kongareeska waxa uu u gudbiyay arrin ku saabsan duqeyntii uu marakaynka uu ka geestay dalka Syria,isagoo koongareeska ugu digay inay qaadaan tallaabooyin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Iyo Galmudug Oo Heshiis Gaaray & Doorashadii Oo Dib Loo Dhigay Wada hadallo habeenkii xalay ahaa illaa gelinkii hore ee maanta ay magaalada Cadaado ay wasiiro, xildhibaanno ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya la lahaayeen goleyaasha fulinta ee baarlamaanka Galmudug ayeey ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawiro: Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Maanta Xilka La Wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mudane Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Mudane Maxamed Cumar Carteh Qaalib, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulankii Maanta Ee Aqalka Sare Oo u Baaqday Kooram La’aan Senator-ada aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waday in maanta oo sabti ah ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho, hase ahaatee kulankaasi ayaa furmi waayey kadib markii la waayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Waa Sidee Hannaanka Shaqaaleysiinta Ee Dwoladda Dhallinyaro Soomaaliyeed oo shaqooyin u raadsaday dowladda ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay hannaanka shaqaaleysiinta dowladda. Qaarkood shaqooyin ayeey heleen halka qaarna ay aaminsan yihiin in shaqada lagu bixiyo qaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cabdi Maalik Moose Coldoon Oo Lagu Riday Xukun Sanado Ah Maxkamad ku taalla Hargeysa ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay xukun ku ridday wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo ku dhowaad Labo Bil ku xirnaa magaaladaasi. Xeer ilaalinta Somaliland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Dhaliil u Jeediyey Wasiir Juxa Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya inuu farogelin toos ah ku sameeyay howlaha shaqo ee maamulkooda. Xildhibaan Mahdi Cali Cilmo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Buurhakaba Oo Baaq u Direy Dowladda Iyo Hay’adaha Samofalka Ah Maamulka Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyey xaaladda nololeed ee qoysaska ku nool degmadaasi iyo sidoo kale deegaannada kale ee ku dhow. Guddoomiyaha degmadaasi Cabdi Maxamed Axmed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Nololeed Ee Dadkii Ka Barakacay Dagaallada Sh/dhexe Oo Laga Deyrinayo Xaaladda nololeed ee dadkii ka barakacay dagaal dhowaan ka dhacay Tuulada Jameeca Misre ee gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa laga deyrinayaa, kadib markii dadkaan la sheegay iney waayeen wax ay cunaan…