Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq u Diray Dowladda India Sheeko:Dalka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Cali oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay dowladda India iney sii deyso dhallinyaro Soomaaliyeed oo in ka badan 5 sano ku xiran dalkaasi.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaranka: Lama Hayo Gurmad Ku Filan Dadka Kusoo Barakacay Duleedka Muqdisho Guddiga gurmadka abaaraha ee heer qaran ayaa sheegay in aan la hayn deeq ku filan dadka abaarta ay saameysay qaarkood ee kusoo barakacay deegaannada duleedka ka ah magaalada Muqdisho. Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Kenya Oo Kulmay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta waxaa lagu soo dhoweeyey madaxtooyada Nairobi, waxaana halkaasi uu kula kulmay dhiggiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Xukuntay Labo Askari Maxkamadda Darajada 1-aad ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku xukuntay Labo askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Askarta la xukumay ayaa lagu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Degmada Baraawe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkan ayaa bilowday kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Buuloburde Oo Shaqadii Looga Joojiyay Musuq Lagu Eedeeyay Maamulka gobolka Hiiraan ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyahii degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, Xaseey Buulle, kadib markii lagu eedeeyey inuu ku kacay musuq uu ku sameeyay raashiin gargaar ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada Galgaduud Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud, maanta oo Khamiis ah ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay howlgallo ballaaran ka wadaan deegaannada bari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Loogu Baaqay Inuu Dib Ugu Laabto Magacaabista Wasiiradiisa Ururada bulshada Koonfur Galbeed ee fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in Ra’iisul wasaare Kheyre ay haboon tahay in uu dib ugu laabto xukuumaddiisa cusub. Guddoomiyaha Bulshada Rayidka Koonfur Galbeed…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Idiris Dhakhtar: Wasiirada Waan Kusoo Celineynaa Ra’iisul Wasaaraha Xildhibaan Idiris Cabdi Dhakhtar oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre uusan wasiiradiisa aanu kusoo xulan aqoon iyo karti oo uu ka been sheegay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Somaliland Oo Ka Hadlay Nin Loo Xiray Sheegashada Magaca Siilaanyo Ciidamada Booliiska ee maamulka Somaliland ayaa wada baaritaan ku aadan macallin la sheegay inuu sheegtay magaca Madaxweynaha maamulkaasi. Macallinkan ayaa lagu magacaabaa Axmed Maxamed Maxamuud, waxaana u raacsan Siilaanyo, taasi…