2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Digniin u Direy Xafiiska QM Ee B/weyne Wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabelle iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa dhaliil ka muujiyey xiriirka wada shaqeyn ee u dhaxeeya maamulka Hirshabelle iyo xafiisyada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Casir Oo Goobjoog Uga Waramay Arrimo La Xiriira Doorashada Galmudug Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir oo maanta wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay arrimo la xiriira doorashada madaxweynaha Galmudug, khilaaf laga dhex sheegay xildhibaannada baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Human Rights Watch Oo War Kasoo Saartay Soomaalidii Lagu Laayey Badda Yemen Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa si kulul waxay uga hadashay Soomaalidii 16-kii bishan March 2017, lagu laayey badda Yemen. Sara Liya Waytsin, oo ah agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dilal Qorsheysan Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Ee Sool Rag hubeysan ayaa siyaabo kala duwan waxa ay Labo ruux ugu dileen degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Fiidkii xalay ayaa waxaa degmadaasi lagu dilay shaqsi magaciisa lagu sheegay Jaamaca Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Maamulka Khaatumo Oo Ku Geeriyooday Itoobiya Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha maamulka Khaatumo Yaasiin Axmed Sulub ayaa lagu soo waramayaa inuu saakay ku geeriyoodey magaalaa Diridhaba ee dalka Itoobiya. Qaar kamid ah ehlada wasiirka ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Axmed Madoobe Iyo Xubnihii Ka Socday AU Ee Ku Shiray Kismaayo? Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, waxaa socdaal ku gaaray maalintii shalay ahayd wafdi ballaaran oo ka socday Midowga Afrika, kuwaasi oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha golaha amniga iyo Nabad galyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Doorashada Puntland Waxay u Dhici Doontaa Qof Iyo Cod Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa rajo aad u wanaagsan ka muujiyey in doorashada soo socota ee maamulkiisa ay ku dhacdo qaab qof iyo cod ah, lagana gudbo nidaamkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Casir Oo Baaq u Diray Xildhibaannada Galmudug Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaankaasi ee ka maqan magaalada Cadaado in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku gaaraan magaaladaasi. Waxa uu sheegay guddoomiyaha maadaama ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Dilay Xoghayihii Maamulka Degmada Wadajir Rag hubeysan ayaa degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen C/raxmaan Sheekh Axmed Calasow oo ahaa xoghayihii maamulka degmadaasi. Gaari uu la socday xoghayaha ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Galmudug Oo Go’aamiyey Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Madaxweynaha Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxay go’aamiyeen waqtiga ay dhacayso doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Kulanka ay xildhibaannada Galmudug yeesheen waxaa soo…