2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ra’iisul Wasaaraha Oo Barakacayaal Ku Booqday Garasbaaley Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kormeer ku tagay deegaanka Garas Baaleey ee duleedka Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:War In Ka Yar 1 Milyan Qof Oo Ka Qeybgalaya Doorashooyinka Somaliland Maamulka Somaliland ayaa si rasmi ah usoo saaray tirada guud ee dadka ka qeybgalaya doorashooyinka maamulkaasi ee dhici doona dabayaaqada sanadkaan. Guddiga doorashooyinka iyo diiwaangelinta codbixiyayaasha ee Somaliland ayaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo u Amba Baxay Urdun Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Talaado ah ka ambaxa baxay magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeda wadanka Urudun. Madaxweyne Farmaajo ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xaawo Maxamed: Ma Qabo In Wax Laga Bedalo Xukuumadda Xildhibaan Xaawo Maxamed Aadan oo kamid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa sheegtay ineysan aragti ahaan qabin in xilligaan wax laga bedalo xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Raashin Ah Oo Lala Gaaray Dad Ku Dhibban Baardheere Deeq lacageed oo ay iska soo uruuruiyeen Culimada iyo Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta waxaa raashin loogu qeybiyey Boqolaal qoys oo kusoo barakacay Magaalada Baardheere…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Cadaado Oo Dhaliilay Hay’adaha Daweeya Xoolaha Maamulka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa hay’adaha ka shaqeeya daweynta xoolaha ku eedeeyey wax ka qabad la’aanta xoolaha xanuunsan, ayna gabeen shaqooyinkii ay ku magacownaayeen. Guddoomiyaha degmadaasi Cabdullaahi…
2 daqiiqo Sheeko:War Senator Faroole “Xukuumadda Haloo Meelmariyo Sidii Loo Meelmariyey Ra’iisul Wasaaraha” Senator C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka codsaday xildhibaannada golaha shacabka iney meelmariyaan xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Faroole oo ku sugan dalka Australia,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo gelinkii dambe ee shalay illaa xalay fiidkii gobolka Galgaduud ku dhexmaray ciidamada Itoobiya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalkan ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Magacaabay Wasiiru Dowle Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay wasiiru dowlaha madaxtooyada ee maamulkaasi. Gaas ayaa xilkaan waxa uu u magacaabay Burhaan Cilmi Xirsi oo horey u ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ra’iisul Wasaaraha Oo Xarigga Ka Jaray Waddo Loogu Magac Daray Dr Kadare Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay wado laami ah oo maamulka gobolka Banaadir uu dib u dayactir ku sameeyey, taasoo loogu magac daray Dr.…